Home Dhacdooyinka Daawo Video: Feysal Cali Waraabe oo ku dhawaaqay inuu Murashax Yahay!

Daawo Video: Feysal Cali Waraabe oo ku dhawaaqay inuu Murashax Yahay!

SHARE

Hargeysa (Horumar Online)-  Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ucid Feysal Cali Waraabe ayaa ku dhawaay inuu yahay Murashax utaagan hoggaaminta maamulka Somaliland.

Xisbiga Ucid ayaa waxa uu yahay Mid Mucaarad ku ah Soomaaliland waxaana Feysal uu ka hadlay Jaamacad laga furay Hargeysa uu si hoos gelin ah ugu dhawaaqay inuu murashax yahay.

Feysal waraabe ayaa garaac ku sameeyey Shakhsiyaadka maamulka Somaliland ku gaari laheyd ka hormarinaya Kurisga sidii at Maamulkeeda u qaban lahaayeen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-ga

Labo jeer oo hore ayuu ku guuldareystay Feysal Cali Waraabe Doorashadii la qabtay lamana oga sida ay noqon doonto Xaalada markii seddexaad uu isa soo sharaxay.

Xafiiska Horumar Online, Garoowe
Horumaronline@gmail.com

SHARE