Home WARARKA MAANTA Deg-Deg: Madaxweynaha Puntland oo goordhow gaaray Boosaaso

Deg-Deg: Madaxweynaha Puntland oo goordhow gaaray Boosaaso

SHARE

Boosaaso (Horumar Online) – Waxaa gordhawyad gaaray Maagaladda Boosaaso ee xarunta gobalka bari madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Gaas iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Madaxweynaha waxaa ku soo dhaweyeey Boosaaso, dadweyne kala duwan , waxaana qayb ka ahaa maamulka gobalka kan degmadda iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda.

Mudane Cabdiweli Gaas ayaa isagoo saxaafada la hadlaya soo hadal qaaday dagaalladda ka socda Gaalkacyo,wuxuuna sheegay in dagaalka ay ka dambayso dowladda Faderaalka Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.

Faah-faahinta warkan kala soco Horumar.com

Xafiiska Horumar Online, Garoowe
Horumaronline@gmail.com

SHARE