DHAGEYSO: Shir looga hadlay Islaam Naceybka oo ka dhacay Minnesota

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Minnesota (Horumar Online) – Magaalda Miniapolis ee gobolka Minnesota ayaa waxaa xalay lagu qabtey kulan ay ka qeybgaleen heyadaha amaanka iyo cadaalda Mareykanka iyo bulshada Soomaalida ee gobolka Minnesota.

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSI

Qeybaha kala duwan ee kulankaasi ka qeybgalay ayaa ka dooday falalka Islam naceybka ah ee ay dadka Muslimka ah la kulmaan iyo sida laga doonayo in ay bulshada ula tacaalaan.

shir-ku-saabsan-islaam-naceybka-oo-ka-dhacay-minnesota

Kulankaasi kaddib, wariye ka tirsan laanta Af Soomaaliga ee VOA-da uu wareystay Cabdimalik Xasan Maxamed oo ka tirsan xafiiska xeer ilaaliyaha gobolka Minnesota, wuxuuna ugu horeyna weydiiyey waxyaabihii looga Hadley shirkaas.

Xafiiska Horumar Online, Minnesota-USA
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close