DAAWO SAWIRRO: Nin Soomaali oo mindi ku weeraray Safaaradda Mareykanka Nairobi oo la toogtay

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Nairobi (Horumar Online) – Ciidamada Booliska Kenya, ayaa waxay Khamiistii shalay toogasho ku dileen nin mindi ku weeraray Sarkaal Booliska Kenya ka tirsan, oo ku sugnaa afaafka hore ee Xarunta Safaaradda Mareykanka ee Magaalada Nairobi.

Saraakiisha Booliska, ayaa sheegay in ninkaasi uu hujuumay Sarkaalkaasi, xilli uu ilaalo ka haayay mid ka mid ah iridaha laga galo Safaaradda.

Sarkaal Booliska Kenya ka tirsan, ayaa Wakaaladda Wararka AP u sheegay in ninka weerarka soo qaaday uu yahay Muwaadin Kenyan ah, asal ahaana ka soo jeeda Soomaaliya, wuxuuna deegaan ahaan ka soo jeeda Degmada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari.

Ma cadda sababta ninkaasi ku khasabtay in weerarkaasi uu gaysto, balse laamaha amniga waxay gacanta ku hayaan baaritaanka dhacdadaasi.

Vitalis Otieno oo ka tirsan Saraakiisha Booliska Kenya, ayaa VOA u sheegay inay wadaan baaritaan ku aadan weerarka uu soo qaaday ninka toogashada lagu dilay.

Askariga lagu weeraray midida ayaa la dhigay isbitaal ku yaal Nairobi halka meydka qofkii weeraray oo la sheegay in asalkiisu yahay Soomali la geliyay qaboojiyaha isbitaalka.

Safaaradda Mareykanka, ayaa waxay war saxaafadeed ku sheegtay dhammaan shaqaalaheeda inay bad-qabaan, oo aysan jirin cid ay waxyeelo ka soo gaartay weerarkaasi.

toogasho-lagu-dilay-soomaali-weeraray-safaaradda-mareykanka-ee-nairobi toogasho-lagu-dilay-soomaali-weeraray-safaaradda-mareykanka-ee-nairobi1 toogasho-lagu-dilay-soomaali-weeraray-safaaradda-mareykanka-ee-nairobi2

Unidentified armed U.S. Embassy personnel stand guard and inspect the body of a man who was killed outside the U.S. Embassy in Nairobi, Kenya Thursday, Oct. 27, 2016. The man was shot dead after stabbing a policeman guarding the perimeter wall of the U.S. Embassy in Nairobi and trying to take his gun, a Kenyan police official said Thursday. (AP Photo)

Unidentified U.S. Embassy personnel and Kenyan security forces stand near to the body, right, of a man who was killed outside the U.S. Embassy in Nairobi, Kenya Thursday, Oct. 27, 2016. A Kenyan police official said the man was shot dead after stabbing a policeman guarding the perimeter wall of the U.S. Embassy in Nairobi. (AP Photo/Moses Muoki)

toogasho-lagu-dilay-soomaali-weeraray-safaaradda-mareykanka-ee-nairobi5

Armed U.S. Embassy personnel stand guard and inspect the body of a man who was killed outside the U.S. Embassy in Nairobi, Kenya Thursday, Oct. 27, 2016. The man was shot dead after stabbing a policeman guarding the perimeter wall of the U.S. Embassy in Nairobi and trying to take his gun, a Kenyan police official said Thursday. (AP Photo)

toogasho-lagu-dilay-soomaali-weeraray-safaaradda-mareykanka-ee-nairobi7 toogasho-lagu-dilay-soomaali-weeraray-safaaradda-mareykanka-ee-nairobi8

Armed U.S. Embassy personnel stand guard near to the body, right, of a man who was killed outside the U.S. Embassy in Nairobi, Kenya Thursday, Oct. 27, 2016. The man was shot dead after stabbing a policeman guarding the perimeter wall of the U.S. Embassy in Nairobi and trying to take his gun, a Kenyan police official said Thursday. (AP Photo/Moses Muoki)

Armed U.S. Embassy personnel and Kenyan police stand guard near to the body of a man who was killed outside the U.S. Embassy in Nairobi, Kenya Thursday, Oct. 27, 2016. The man was shot dead after stabbing a policeman guarding the perimeter wall of the U.S. Embassy in Nairobi and trying to take his gun, a Kenyan police official said Thursday. (AP Photo)

toogasho-lagu-dilay-soomaali-weeraray-safaaradda-mareykanka-ee-nairobi11

Xafiiska Horumar Online, Nairobi
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close