SAWIRO: Xuska Maalinta Qaranimada Turkiga oo Muqdisho lagu qabtay

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Muqdisho (Horumar Online) – Munaasabadaan xuska aasaaska Jamhuuriyadda Turkiga ee cilmaaniga ah ayaa maanta lagu lagu qabtay safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho.

Xafkadda waxaa ka qeyb galay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud, Ra’iisul wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte, wasiiro, siyaasiyiinta xisbiyada iyo marti sharaf kale.

Waxaa kaloo ka qeyb galay wakiilada dalalka caalamka u jooga Soomaaliya, waxaana goobta lagu soo bandhigay taariikhda dalka Turkiga, iyo isbedelkii ku dhacay kadib Khilaafadii cusmaaniyiinta.

HOOS KA DAAWO SAWIRRO:

xuska-qaramada-turkiga-oo-lagu-qabtay-muqdisho xuska-qaramada-turkiga-oo-lagu-qabtay-muqdisho1 xuska-qaramada-turkiga-oo-lagu-qabtay-muqdisho2 xuska-qaramada-turkiga-oo-lagu-qabtay-muqdisho3 xuska-qaramada-turkiga-oo-lagu-qabtay-muqdisho4 xuska-qaramada-turkiga-oo-lagu-qabtay-muqdisho5 xuska-qaramada-turkiga-oo-lagu-qabtay-muqdisho6 xuska-qaramada-turkiga-oo-lagu-qabtay-muqdisho7 xuska-qaramada-turkiga-oo-lagu-qabtay-muqdisho8 xuska-qaramada-turkiga-oo-lagu-qabtay-muqdisho9

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close