DHAGEYSO: Hooyo Soomaaliyeed oo la ilmeysay murugo awgeed

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Toronto (Horumar Online) – Hooyo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo, Hooyo Faadumo Xasan oo ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa aad uga murugeysan wiilkeeda oo muddo labo ah sano ah ka maqan.

HALKAN KA DHAGEYSO CODKA

Hooyo Faadumo Xasan, ayaa si qiiro leh iyadoo ilmeynaysa kaga hadashay dhibaatada heysata iyo halka uu ku xiran yahay iyo weliba cidda wiilkeeda iska heysata.

Hooyadan Soomaaliyeed, ayaa xustay, in qurbaha aad loogu dhibaateyo dhallinyada Soomaaliyeed, sidoo kale ay jiraan Hooyooyin Soomaaliyeed oo iminka ku dhow inay waashaan, maadaama bey tiri, wiilashooda ay la’yihiin muddo sanado ah.

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com 

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close