AKHRI: Maxay Puntland ka tiri Heshiiskii ka dhacay Imaaraadka Carabta ee Xaaladda Gaalkacyo

Filed under: WARARKA MAANTA |

Garoowe (Horumar Online) – War qoraal ah oo ka soo baxa Aqalka Madaxtooyada ee maamulka Puntland ayaa lagu caddeeyay in is-afgarad rasmi ah ay gaareen Madaxweynayaasha maamullada Puntland & Galmudug

Qoraalkaan laga soo diray Aqalka Madaxtooyada ee Puntland ayaa saacadihii ugu dambeeyey lagu faafiyey baraha bulshada, laakiin hadda ayaa si rasmi ah looga soo diray madaxtooyada.

Heshiiska dhexmaray maamullada Puntland iyo Galmudug, ayaa ka kooban ilaa iyo shan qodob oo ku aadan xaaladda ay iminka ku sugan tahay magaalada Gaalkacyo.

Haddaba, hoos ka aqri, warqadda ka soo baxda madaxtooyada Puntland.

war-saxaafadeedka-puntland_horumar_online

Xafiiska Horumar Online, Garoowe
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close