ARAG: Amin Arts oo sawir yaab leh ka sameeyay niyad-jabka Kooxda Damul-Jadiid uga yimid Imaaraadka

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Muqdisho (Horumar Online) – Halkan waxaan idin kugu soo gudbineynaa sawir cajiib ah oo uu farshaxanistaha weyn ee Soomaaliyeed, Injineer Amiin Caamir uu ka sameeyay siyaasadda Soomaaliya.

Sawirkan ayuu ku muujiyay, in kooxda Damul-Jadiid niyad jab xooggan uga yimid dhanka Shirkii ka dhacay magaalada Dubia ee Isutaga Imaaraadka Carabta. waxaana shirkan lagu casuumay oo kale madaxda maamul goboleedyada ka jira Soomaaliya.

Haddaba yaan hadal idin ku daalin, aan idin kala dhex-baro sawirka cajiibka ah ee daawasho wacan.

fashilka-imaaaraadka-carabta-iyo-cartoonka-amin-arts_horumar_online

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

One Response to ARAG: Amin Arts oo sawir yaab leh ka sameeyay niyad-jabka Kooxda Damul-Jadiid uga yimid Imaaraadka

  1. Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    yaasir
    November 3, 2016 at 8:17 am

Close