DHAGEYSO: Waa sidee xaalada qaxootigii Dhadhab ka soo noqday?

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Baydhabo (Horumar Online) – Qaybo badan oo ka mid ah gobollada Soomaaliya ayaa waxaa soo gaaray qaxooti ka soo laabtay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.

Dawlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, ayaa sheegtay inay dib u dejin u sameeyeen illaa 8,000 oo qaxooti ah, iyaga oo kaashanaya hay’adaha Qaramada Midoobay.

HALKAN KA DHAGEYSO WARBIXIN

Haddaba, waa sidee xaaladda Qaxootigaasi? Maxayse kala kulmeen deegaanada ay dib ugu soo laabteen?, weriyaha laanta Af Soomaaliga ee VOA-da ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kula kulmay qaar ka mid ah qaxootiga dib u soo laabtay.

qaxootiga-ka-soo-laabanaya-dhadhaab-kenya_horumar_online

Xafiiska Horumar Online, Baydhabo
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close