AKHRI: Maamulka Galmudug oo War-saxaafadeed ka soo saaray Heshiiskii Gaalkacyo iyo …

Filed under: WARARKA MAANTA |

Cadaado (Horumar Online) –  Maamulka Galmudug, ayaa maanta oo Khamiis ah war-saxaafadeed ka soo saartay heshiiskii hordhaca ahaa ee u dhaxeeyay labada maamul goboleed ee Puntland iyo Galmudug.

Heshiiskan ayaa waxa uu u jeedkiisu ahaa, in xabad joojin toos ah ay ka dhaqan gasho magaalada Gaalkacyo oo muddooyinkii dambe ay ka dhacayeen dagaallo khasaare badan geytay.

Haddaba hoose ka aqriso war-saxaafadeedka Maamulka Galmudug ka soo baxay.

war-murtiyeedka-galmudug_horumar_online

Xafiiska Horumar Online, Garoowe
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close