Home Dhacdooyinka DAAWO SAWIR Qosol badan: Musharraxiinta 2016-ka oo isku-faantay!

DAAWO SAWIR Qosol badan: Musharraxiinta 2016-ka oo isku-faantay!

SHARE

Muqdisho (Horumar Online) – Waxaan halkan idin kugu soo gudbineyaa, sawir gacmeed aad u qosol badan, kaasoo laga sameeyay qaar ka mid ah musharriinta u taagan xilka madaxtinnimada dalka Soomaaliya.

Musharraxiin ay ka mid yihiin, Shariif Xasan Sheekh Aadan, Cabdiraxmaan Faroole iyo Cabdiraxmaan Cabdi-Shakuur ayuu farshaxaniste Amin Arts qalanka u qaatay, kuna soo bandhigay waxa uu damacsan yahay musharrax walba.

Sawirka ayaa u muuqda mid hadalo qosol badan ay is-weydaarsanayaan saddexdaan musharrax, iyagoona isugu faanaya aqoon, laandheernimo xagga qabiilka ah iyo xoog.

Haddaba, yaaney hadal idin kugu daalin ee daawasho wacan sawirka qosolka badan oo cajiibka ah.

cartoon-musharraxiinta-u-taagan-madaxtinimada-soomaaliya

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

SHARE