AKHRISO: Maamullada Galmudug & Puntland oo isku eedeeyay Dagaallada ka socda Gaalkacyo

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Garoowe (Horumar Online) – Maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa midba kan kale ku eedeeyay dagaallada dib uga soo cusboonaaday maanta xarunta Gobolka Mudug ee Gaalkacyo, halkaasoo ay ka socdeen dagaallo Toddobaadyo dhawr ah u dhexeeyay.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA KA SOO KALA BAXAY MAAMULADA GALMUDUG IYO PUNTLAND:

war-murtiyeed-madaxtooyada-puntlan war-saxaafadeed-galmudug-gaalkacyo

Xafiiska Horumar Online, Garoowe
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close