DHAGEYSO: Maxaad ka taqaanaa Taariikhda Musharraxiinta Donald Trump & Hillary Clinton?

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

New York (Horumar Online) – Dadweynaha Mareykanka ayaa maanta u dareeraya goobaha codbixinta ayaga oo dooran doona madaxweynaha cusub ee dalka hoggaamin doona afarta sano ee soo socota.

Hillary Clinton oo ka tirsan xisbiga dimoqraadiga iyo Donald Trump oo xisbiga jamhuuriga ah ayaa ku loolamaya doorashada maanta.

Haddaba waxaan eegeynaa shaqsiyadda Donald Trump? Waa kuma Donald Trump?. Weriyha laanta Af Soomaaliga ee VOA-da Jamaal Axmed Cusmaan ayaa warbixin dheer ka diyaariyay taariikhda TRUMP:

HALKAN KA DHAGEYSO TAARIIKHDA DONALD TRUMP?

trump-and-clinton_horumar_online

Sidoo kale, Hillary Clinton oo ka tirsan xisbiga dimoqraadiga iyo Donald Trump oo xisbiga jamhuuriga ah ayaa ku loolamaya doorashada maanta.

Haddaba waxaan eegeynaa shaqsiyadda Hillary Clinton? Waa tuma Hillary Clinton?. Weriyaha VOA-da ee Falastiin Axmed Iimaan ayaa warbixin ka diyaarisay taariikhda Clinton.

HALKAN KA DHAGEYSO TAARIIKHDA HILLARY CLINTON:

Xafiiska Horumar Online, Nairobi
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close