Home WARARKA MAANTA AKHRI: Magacyada Xildhibaanadii maanta lagu doortay Jubbaland

AKHRI: Magacyada Xildhibaanadii maanta lagu doortay Jubbaland

SHARE

Kismaayo (Horumar Online) – Doorashada Baarlamaanka Aqalka Hoose ee Soomaaliya, ayaa ka socota Magaalada Kismaayo, waxaana maanta la doortay lix xildhibaan oo ku matalaya Gobolada Jubbaland.

Baarlamaanka Jubbaland, ayaa u codeynayay musharrixinta doonaya inay ka mid noqdaan baarlamaanka cusub ee Soomaaliya,waxaana xubin walba u sharraxna labo xildhibaan ama saddex.

Xubnaha maanta guuleystay waxa ay kala yihiin:

Kursiga 1aad,Waxaa Kuwada Tartamay

  • Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi 48 Cod

Max’ed Cabdiraxmaan Nadiif        3 Cod

Max’ed Cabdullaahi Cali (Tallman) 0

Kursiga 2aad,Waxaa Ku Tartamay:

  • Cabdiqaadir Sheekh Cali Ibraahim              50 Cod

Cabduqaadir Xasan Isaaq                                           0

Hal qof ayaa ka maqnaa ergada.

Kursiga 3aad,Waxaa Ku tartamay:

  • Farxiyo Xasan Axmed                              38 Cod

Nasra Muxumed Maxamed       13 Cod

Kursiga 4aad,Waxaa Ku Tartamay:

  • Cod ayaa halaabay, qof kalena waa uu ka maqnaa ergada.

Axmed Cismaan Ibraahim                         49 Cod

Cabdirisaaq Isaaq Aadan                                      0

Kursiga 5aad,Waxaa Ku Tartamay:

  • Sheekh Nuur Maxamed Xassan                           51

Cabdiraxmaan Sayid Cali Xuseen                                  0

Kursiga 6aad,Waxaa Ku Tartamay:

  • Cadar Ismaaciil Cabdullaahi                                         20 Cod

Khadiijo Cismaan Cabdi                                                Way Tanaasushay

Sacdiyo Muuse Cabdullaahi                                 31 Cod

Guddiga doorashooyinka Jubbaland, ayaa sheegay in doorashadu ay ilaa hadda si wanaagsan u socoto, ayagoo xusay in maalinta berito ahna ay qabsoomi doonto doorashada, xubno kalena la dooran doono.

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

SHARE