DAAWO VIDEO: Cabsi Xoogan oo la soo Daristay dalalka qaaradda Yurub, Doorashada Trump Kaddib

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Berlin (Horumar Online) – Dalalka qaarada Yurub ayaa waxaa la soo dersay, cabsi xoogan kadib markii musharaxa Donald Trump uu ku guulaystay xilka Madaxweyne ee dalka maraykanka.

Donald Trump ayaa laga cabsi qabaa inuu burburiyo heshiisyo badan oo dhexyaalay dalalka qaaradda Yurub iyo dalka Maraykanka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA WARBIXN XASAASI

Wuxuuna sheegay in dalalka ku bahoobay NATO inay lacag dheeraad ah bixiyaan hadii ay doonayaan inay helaan Quwad waardiyaysa.

Doorashada Donald Trump cabsi kuma abuurin dalalka Yurub oo Kaliya, waxaana ay xitaa cabsi hor leh ku abuurtay dadka Musliminta ah ee doonaya inay u safraan dalka Maraykanka, waxaana xiligii uu tartamayay sheegay in qof muslim ahi uuna soo gali doonin dalka Maraykanka.

Xafiiska Horumar Online, Berlin
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close