AKHRI: Magacyada Xildhibaanadii maanta lagu doortay Kismaayo

Filed under: WARARKA MAANTA |

Kismaayo (Horumar Online) – Waxaa maanta mar kale magaalada Kismaayo lagu dooranayaa Xildhibaannada aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka ah, ilaa 7 Xildhibaan ayaa la doortay.

Magacyada Xildhibaanadii Guuleystay ee Jubaland

Kursiga 1aad: Cabdulahi Obokor Xaaji waxaa uu ku guuleystay 46 cod

Kursiga 2aad: Haashim Nur Aden waxaa uu helay 46 cod

Kursiga 3aad: Maxamed Cumar Cali Caano-nuug waxaa uu helay 47 cod

Kursiga 4aad: Jibril Cabdirashid Xaaji waxaa uu helay 39 cod

Kursiga 5aad: Maxamed Cali Xuseen waxaa uu helay 47 cod

Kurisga 6aad: Cabdiqadir Aden Nur 39, waxaa la tartamay Maxamed Ibrahim Cali oo helay 16 cod

Kursiga 7aad: Xasan Cabdi Ismacil 31 cod, waxaa uu ka guuleystay Cabdulahi Cusmaan Maxamed 20 cod.

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close