AKHRISO: Heshiis laga gaaray qaabka loo dooranayo Xildhibanada ka imaanaya deeganada Somaliland

Filed under: WARARKA MAANTA |

Muqdisho (Horumar Online) – Waxaa heshiis laga gaaray qaabka iyo hanaanka loo soo xulayo xildhibaanada ka imaanaya degaanada Somaliland.

Qoraal uu ku saxiixnaa guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa lagu caddeeyay qaabka loo dooranayo xubnaha labada aqal ee Baarlamaanka u soo galaya gobolada Waqooyi, iyadoo la dhisay guddi fulin oo doorashadaasi maamuli doona kana kooban 7 xubnood.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA HANNAANKA DOORASHADA EE SOMALILAND

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com 

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close