DAAWO SAWIRRO: Raadadka Xun ee laga Dhaxlay Dagaalkii Gaalkacyo

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Gaalkacyo (Horumar Online) – Mas’uuliyiin xilal kala duwan ka haya maamulka Puntland ayaa booqasho gaaban ku gaaray goobihii ay ku dagaalameen ciidamada Galmudug iyo Puntland.

Mas’uuliyiintaani ayaa socdaal ku soo maray goobo farabadan oo ay ku dhaceen Madaafiicdii ay is weydaarsanayeen labada dhinac, waxa ayna soo arkeen guryo farabadan oo ay ku dhaceen Madaafiicda.

Goobaha ay waxyeeleyeen Madaafiicda ayaa waxaa kamid ahaa masjidka Imaamu Shaafici ee xaafada Garsoor.

Haddaba hoos ka daawo burburkii uu geystay dagaalkii dhexmaray ciidamada labada maamul ee Puntland iyo Galmudug.

burburkii-uu-geystay-dagaalkii-gaalkacyo burburkii-uu-geystay-dagaalkii-gaalkacyo1 burburkii-uu-geystay-dagaalkii-gaalkacyo2 burburkii-uu-geystay-dagaalkii-gaalkacyo3 burburkii-uu-geystay-dagaalkii-gaalkacyo4 burburkii-uu-geystay-dagaalkii-gaalkacyo5 burburkii-uu-geystay-dagaalkii-gaalkacyo6 burburkii-uu-geystay-dagaalkii-gaalkacyo7 burburkii-uu-geystay-dagaalkii-gaalkacyo8 burburkii-uu-geystay-dagaalkii-gaalkacyo9 burburkii-uu-geystay-dagaalkii-gaalkacyo10 burburkii-uu-geystay-dagaalkii-gaalkacyo11

Xafiiska Horumar Online, Garoowe
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close