DHAGEYSO: Gabar Soomaali ah oo ka mid noqotay Booliiska dalka Canada

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Edmonton (Horumar Online) – Gabar asalkeedu yahay Soomaali, haysatana dhalashada dalka Canada ayaa ka mid noqotey Booliska magaalda Edmonton ee gobolka Alberta ee dalkaaasi.

Boqolaal ka mid ah dadka degan magaalada ayaa ka qeyb galay xaflad loo qabtay 30 askari oo Amaal Cabdi ay ka mid ahayd, kuwaasi oo kusoo biiray booliiska.

HALKAN KA DHAGEYSO WARBIXINTA

Weriyaha laanta Af Soomaaliga ee VOA-da, ayaa warbixin dheer ka diyaariyay gabadha Soomaaliyeed ee ku biirtay booliska magaalada Edmonton ee gobolka Alberta ee dalka Canada.

gabar-soomaali-ah-oo-ka-mid-noqotay-booliska-dalka-canada

Xafiiska Horumar Online, Nairobi
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close