DHAGEYSO: Guuleed oo hadal kulul ku weeraray Puntland, Sheegayna in…

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Gaalkacyo (Horumar Online) – Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi-Kariim Xuseen Guulled ayaa maanta khudbad kulul ka jeediyay kulankii ka dhacay garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo.

Wuxuu taabtay Arrimo dhowr ah, isagoo sheegay in colaadda ay sii hurinayaan dadka ku dhawaaqaya in Galmudug ay tahay Shabaab, taas oo uu ula jeedo Puntland.

HALKAN KA DHAGEYSO KHUDBADDA GUULEED

Madaxweynaha maamulka Galmudug, Cabdi-Kariim Guuleed, ayaa si cad u sheegay in nabadda ay dan u wada tahay labada dhinac.

guuleed-oo-khudbad-jeedinaya

Xafiiska Horumar Online, Gaalkacyo
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close