DHAGEYSO: Maxaa ka soo baxay Shirkii Gaalkacyo ee dhammaaday?

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Gaalkacyo (Horumar Online) – Kaddib markii goor-dhow ku soo dhammaaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo kulankii nabadeed ee u dhaxeeyay maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa warbaahinta la hadlay nabaddoon Yaasiin Cabdi-samad Cumar oo ka mid ah odayaasha wada-hadalka ee Gaalkacyo.

Sida aan horey Horumar.com ugu daabacnay, kulankan waxaa goob-jooga ka ahaa madaxda labada maamul goboleed, beesha caalamka, dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, iyo Odayaasha labada dhinac.

HALKAN KA DHAGEYSO WAXYAABIHII KA SOO BAXAY SHIRKA

Heshiis hordhac ah oo la gaaray ayaa dhigaya in la joojiyo dagaalka, isla markaana maamullada Puntland iyo Galmudug ay qaataan nabada.

kulankii-ka-dhacay-garoonka-diyaaradaha-ee-gaalkacyo9
Nabaddoon Yaasiin oo la kulmay ergada beesha caalamka ee maanta tegay magaalada Gaalkacyo, ayaa saxaafadda uga warbixiyay waxyaabihii ka soo baxa Shirkaasi nabadeed.

Xafiiska Horumar Online, Gaalkacyo
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close