AKHRISO: Galmudug oo war ka soo saartay Dilkii ka dhacay Cadaado

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Cadaado (Horumar Online) – Maamul goboleedka Galmudug ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Dilkii maanta ka dhacday afaafka hore ee xarunta Doorashada Aqalka hoose ee Magaalada Cadaado.

Warbaahinta Horumar.com ayaa soo gaaray war-saxaafadeedka ka soo baxay maamulka Galmudug, kaasoo ku aadan dilkii maanta halkaasi ka dhacay.

Haddaba Hoose ka akhriso war-saxaafadeedka.

war-saxaafadeedka-galmudug-ka-soo-baxay-ee-dilkii-cadaado

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close