AKHRISO: Magacyada iyo Qabiilada Xildhibaanada maanta lagu doortay Magaalada Cadaado

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Cadaado (Horumar Online) – Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa maanta oo Arbaco aheyd lagu doortay sideed Xildhibaan oo kamid noqonaya Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada maanta lagu doortay magaalada Cadaado ayaa 6 kamid ah waxa ay horey uga mid ahaayeen Baarlamaanka Federaalka ee waqtigiisu dhamaaday.

Waxaana Xildhibaanadan kaliya ku jira labo Xildhibaan oo cusub.

Halkan ka Akhriso Magacyada iyo Qabiilada Galmudug maanta lagu doortay:

1-Xuseen Qaasim Yuusuf Iidow (Murusade Sabti -Ayaan Same)
2- Xasan Macalin Maxamuud (Murusade Sabti -Abakar )
3-Mustaf Sheekh Calu Dhuxulow (Murusade -Foor Culus-Habar Ceyno)
4-Bootaan Ciise Caalin (Duduble -Maxamed Camal)
5-Maxamed Cabdulle Geesey (Duduble-Owradeen)
6-Xirsi Aadan Rooble ( Habar Gidir -Saruur -Cumar Ibraahim)
7-Saadaq Cbadi Kariin Xaaji (Abgaal- Wcaeysle- Cali Gaaf)
8-Cabdilaahi Cali Axmed (Abgaal Waceysle-Marooyin)

xildhibaanada-aqalka-hoose-ee-lagu-doortay-cadaado xildhibaanada-aqalka-hoose-ee-lagu-doortay-cadaado1 xildhibaanada-aqalka-hoose-ee-lagu-doortay-cadaado2 xildhibaanada-aqalka-hoose-ee-lagu-doortay-cadaado3 xildhibaanada-aqalka-hoose-ee-lagu-doortay-cadaado4 xildhibaanada-aqalka-hoose-ee-lagu-doortay-cadaado5 xildhibaanada-aqalka-hoose-ee-lagu-doortay-cadaado6

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close