Home Dhacdooyinka DHAGEYSO: Mas’uul Fashilay Musharax Hal Milyan ku bixiyay Hal Kursi

DHAGEYSO: Mas’uul Fashilay Musharax Hal Milyan ku bixiyay Hal Kursi

SHARE

Garoowe (Horumar Online) – Madaxweynihii hore oo Puntland C/raxmaan Sheikh Maxamed Faroole oo kamid ah xildhibaanada aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in musuq maasuq baahsan uu ku jiro gudaha magaalada Garowoe ee caasimadda Puntland.

Hadalkan ayuu sheegay xilli uu ka hadlayay abaaraha ka jira Puntland oo aan sidii la rabay loogu gurman ,isla markaana ay jiraan siyaasiyiin lacago badan ku qarash gareeyay doorashadii aqalka hoose ee lagu qabtay magaalalda Garowe.

HALKAN KA DHAGEYSO CODKA CABDIRAXMAAN FAROOLE

Waxaa uu sheegay Faroole in rag lacago badan wata ay doorashada ku soo baxeen,waxaa uu tilmaamay in musharax kamid ah musharaxiintii la doortay uu bixiyya lacag dhan hal milyan oo dollarka Maraykanka ah.

Xafiiska Horumar Online, Garoowe
Horumaronline@gmail.com

SHARE