DAAWO Filim uu qayb ka ahaa AUN Wariye Cawke oo Nairobi lagu soo bandhigay & Masuuliyiin ka qayb galay

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Nairobi (Horumar Online) – Waxaa magaalada Nairobi lagu soo bandhigay Fimka QAB IYO IIL oo horey uga Qayb galay Alle ha Naxariistee Wariyihii Caanka ahaa Axmed Xasan Cawke.

Munaasibad ballaaran oo lagu soo beegay Sanad kadib maalintii uu Geeriyooday Weriye Axmed Cawke, waxaana lagu soo beegay Masuuliyiin waxgarad kale.

HALKAN KA DHAGEYSO MUNAASABADA IYO FILIMKA

Waxaana Halkaasi ka hadlay Hoggaamiyaha Aqbalabiyada Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale, Xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi, Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan iyo Soo Saaraha Filimkaasi Axmed Faarax.

cawke-filim-soomaali

Xafiiska Horumar Online, Nairobi
Horumaronline@gmail.com 

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close