DAAWO SAWIRRO: Sida loo kala qaaday Ciidamada Puntland & Galmudug

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Gaalkacyo (Horumar Online) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdi-rashiid Cali Sharmaake, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi-raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) iyo Madaxweyneyaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa kulan ku yeeshay Dooxada Galbeed ee Magaalada gaalkacyo halkaas oo ay isku hor fadhiyeen Ciidamada Labada Maamul balse Jimcihii maanta lagu guuleystay in la kala qaado.

Kulankan ayaa looga hadlayaa  dardar galin lahaa Waxyaabaha dhiman oo ay ka mid yihiin in dib loo soo celiyo Dadkii Magaalada ka barakacay iyo sidoo kale in Calaamad loo sameeyo Ciidamada Labada Maamul ee maanta la kala qaaday si uusan u soo laaban dagaal markale.

Haddaba hoose ka daawo sawirrada sida loo kala qaaday labada ciidan:

sida-loo-kala-qaaday-ciidamada-puntland-iyo-galmudug sida-loo-kala-qaaday-ciidamada-puntland-iyo-galmudug1 sida-loo-kala-qaaday-ciidamada-puntland-iyo-galmudug2 sida-loo-kala-qaaday-ciidamada-puntland-iyo-galmudug3 sida-loo-kala-qaaday-ciidamada-puntland-iyo-galmudug4 sida-loo-kala-qaaday-ciidamada-puntland-iyo-galmudug5 sida-loo-kala-qaaday-ciidamada-puntland-iyo-galmudug6 sida-loo-kala-qaaday-ciidamada-puntland-iyo-galmudug7 sida-loo-kala-qaaday-ciidamada-puntland-iyo-galmudug8 sida-loo-kala-qaaday-ciidamada-puntland-iyo-galmudug9 sida-loo-kala-qaaday-ciidamada-puntland-iyo-galmudug10 sida-loo-kala-qaaday-ciidamada-puntland-iyo-galmudug11 sida-loo-kala-qaaday-ciidamada-puntland-iyo-galmudug12 sida-loo-kala-qaaday-ciidamada-puntland-iyo-galmudug13 sida-loo-kala-qaaday-ciidamada-puntland-iyo-galmudug14 sida-loo-kala-qaaday-ciidamada-puntland-iyo-galmudug15 sida-loo-kala-qaaday-ciidamada-puntland-iyo-galmudug16 sida-loo-kala-qaaday-ciidamada-puntland-iyo-galmudug17

Xafiiska Horumar Online, Gaalkacyo
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

One Response to DAAWO SAWIRRO: Sida loo kala qaaday Ciidamada Puntland & Galmudug

  1. Somaalia alaa umaqan

    Abdinuur mohamed
    November 19, 2016 at 1:20 pm

Close