Home Dhacdooyinka DAAWO VIDEO: Musharrax Madaxweyne ”Al-Shabaab ma ahan Caqabadda ugu weyn dalka ee...

DAAWO VIDEO: Musharrax Madaxweyne ”Al-Shabaab ma ahan Caqabadda ugu weyn dalka ee waa Musuq-maasuqa”

SHARE

Muqdisho (Horumar Online) – Faadumo Dayib oo ah musharraxii ugu horreeyay ee madaxweynaha dalka Soomaaliya isu soo sharraxa oo haweyn ah, ayaa shaaca ka qaaday in caqabadda ugu weyn ee dalka hareysay aysan aheyn Al Shabaab, balse ay tahay musuq-maasuqa  baahay.

 

SHARE