Home Dhacdooyinka DHAGEYSO: Madaxweyne Xassan: ”Dhawaan waxaa la qabanayaa shirweyn lagu magacaabo Tallo Qaran”

DHAGEYSO: Madaxweyne Xassan: ”Dhawaan waxaa la qabanayaa shirweyn lagu magacaabo Tallo Qaran”

SHARE

Muqdisho (Horumar Online) – Waxaa dhawaan la filayaa in magaalada Muqdisho ka qabsoomo shir loogu magac daray Tallo-Qaran oo lagu qaabeeynayo tallooyinka Soomaaliyeed ee dalka iyo debadba laga soo uruuriyay.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bartiisa Facebook Muuqaal kooban soo dhigay ayaa wuxuu sheegay in Muqdisho uu ka furmi doono shir weyn la yiraahdo Tallo-Qaran oo lagu qaabeeynayo tallooyinka Soomaaliyed ee dalka iyo debadba.

HALKAN KA DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH

Haddaba nala dhageyso codka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

xasan-sheekh-maxamuud

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

SHARE