DEG DEG: Weriye caan ah oo goor-dhow la xiray, kaddib markii uu…

Filed under: WARARKA MAANTA |

Gaalkacyo (Horumar Online) – Ciidamada Nabad sugida Dowlada Galmudug ayaa goor dhow waxaa ay xabsiga dhigeen Wariye Axmed Khaliif Geedi oo ka tirsan Wariyaasha ka howl gala Gobolka Mudug.

Wariyaha ayaa ciidanka Nabad sugida Maamulka Galmudug waxay kala baxeen xaruunta idaacad local ah oo lagu magacaabo Radio Hobyo.

Sida la sheegayo Wariye Axmed ayaa baahiyay Ciidan ka tirsan Puntland ain y weerar ku soo qaadeen dhanka Galmudug isagoo intaasi ku daray in la weraray hoyga Madaxweynaha Galmudug.

Kala soco Horumar.com wixii warar ah ee ku soo kordha insha allaah.

Xafiiska Horumar Online, Garoowe
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close