Home Dhacdooyinka AKHRISO: Maxay tahay Sababta shaqo joojin loogu sameeyay guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir.

AKHRISO: Maxay tahay Sababta shaqo joojin loogu sameeyay guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir.

SHARE

Muqdisho (Horumar Online) – Ibraahim Iidle Saleebaan, Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Dalka, ayaa waxaa uu shaqo joojin ku sameeyay Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, Xaashi Cilmi Nuur.

Digreeto uu soo saaray Gudoomiyaha Maxkamadda Sare, ayaa shaqada looga joojiyay Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, sababo ku aadan inaanu shaqada si habsami leh u gudan, isla-markaana ay jiraan shaqooyin badan oo is dulsaaran.

Digreetada waxaa ku cad in ay jiraan maxaabiis dib uga dhacay, xilligii loogu talla-galay in la horkeeno Maxkamadda, go’aana ay kaga gaarto.

Hoos ka aqri digreetada:

shaqo-joojin shaqo-joojin1

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

 

SHARE