TOP – DHAGEYSO: Maxaa Laga Filaya Baarlamanka Cusub? Maxayse yihiin caqabadaha ku horgudboon?

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Muqdisho (Horumar Online) – Warbaahinta Horumar.com, waxay halkan idin kugu soo gudbineysaa, barnaamijka faaqidaadda toddobaadka ee ka baxay laanta Af Soomaaliga ee VOA-da.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA OO DHAMEYTIRAN

Toddobaadkan Barnaamijka waxa lagu falanqeeyay Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, waxa uu kaga duwan yahay kii sagaalaad ee ka horreeyay, maxeysa yihiin caqabadaha ku horgudboon iyo waxa laga filayo afarta sano ee soo socota.

Waxaana barnaamijkan oo xiiso gaar ah leh soo jeedinaya weriyaha VOA-da Cabduqaadir Maxamed Cabdulle.

AKHRI WARARKA KALE MAANTA OO XIISO LEH

Haddaba, nala dhageyso barnaamijka faaqidaadda oo toddobaadkan xildhibaano ku marti ah.

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

Close