TOP DHAGEYSO: Khilaaf xooggan ka Taagan Baarlamaanka Galmudug & Xiisad ka dhalatay is hor-istaagii kulankii maanta!

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Muqdisho (Horumar Online) – Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in muddo 45 cisho uu ugu kordhiyay Xildhibaanada maamulka Galmudug, oo fasax ay horey ugu jireen uu u soo dhamaaday.

Gudoomiyaha oo maanta Warbaahinta shir jaraa’id ugu qabtay magalaada Muqdisho ayaa tilmamay in sababaha uu waqtiga ugu kordhiyay ay tahay in dalka hadda uu galayo marxalad doorasho iyo abaaraha ka jira deegaanada Mamulka Galmudug.

HALKAN KA DHAGEYSO SHIRKA JARAA’ID CALI GACAL CASIR

AKHRI WARARKA KALE MAANTA OO XIISO LEH

Geesta kale, gudomiye ku xigeenka baarlamanka galmudug ayaa sheegay in kulan ay ku yeelan lahaayeen cadaado maanta ay ka hor-istaageen ciidamada madaaxtooyada galmudug.

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

Close