DAAWO VIDEO: Ragg watay Mootada iyo Jaakada Qaraxa oo la qabtay

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Afgooye (Horumar Online) – Ciidamada Dowlada ee ka howlgala Degmada Afgooye ayaa soo bandhigay dhalinyaro watay Mooto iyo Jaakada lagu fuliyo ismiidaaminta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Ciidamada ayaa soo bandhigay Seddex ruux iyo Mooto ay wateen kuwaa oo xiliga la qabanaayay watay Jaakad ismiidaaminta lagu fuliyo.

Dhallinyarada lagu qabtay Jaakadaha ayaa inkiray wax ka ogaanshiyaha Jaakada iyagoo ku dooday inaanu la socon waxa ay jaakadu tahay, balse ay u sideen ruux kale oo Teleefoonka ku hagaayay.

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close