DAAWO SAWIRKA CAJIIBKA: Doorashada Afhayeenka Golaha Shacabka Soomaaliyed yaan lagu saleyn Laba Daran mid Dooro!

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Muqdisho (Horumar Online) –  Warbaahinta Horumar.com, waxa halkan idin kugu soo gudbineysaa sawir-gacmeedkii ugu cuslaa ee laga sameeyay hoggaanka cusub ee guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo loolan xooggan. waana ka dhiman hal maalin oo qura.

Haddaba, shacabka Soomaaliyeed waxay leeyihiin doorashada Afhayeenka Golaha Shacabka Soomaaliyed yaan lagu saleyn Laba Daran Mid Dooro.!

AKHRI WARARKA KALE MAANTA OO XIISO LEH

Ee nala daawo sawir gacmeedkii uu Amin Arts ka sameeyay loolanka loogu jiro jagada guddoonka Baarlamaanka, iyadoo Jawaari iyo Xiddig ay isku hayaan xilkaasi, walow Jawaari uu doonayo in uu markale xilkaasi qabto.

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

Close