DHAGEYSO WAREYSI: Cabdiweli Gaas oo ka hadlay Daacishtii lagu qabtay Qandala & Dilalkii ka dhacay Boosaaso

DHAGEYSO WAREYSI: Cabdiweli Gaas oo ka hadlay Daacishtii lagu qabtay Qandala & Dilalkii ka dhacay Boosaaso

Qandala (Horumar Online) – Wafdi uu hogaminayo madaxweynaha maamulka Puntland Cabdweli Maxamad Cali Gaas oo galabtii Isniinta gaaray degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa bixiyay wareysi uu arrimo badan kaga hadlay oo ay ka mid tahay dilalkii ka dhacay Boosaaso.

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA CABDIWELI GAAS

Dhawaan ayaa ciidamada Puntland waxay degmada kala wareegeen maleeshiyo sheegatay inay ka tirsan yihiin ururka Daacish ee ka taliya qeybo ka mid ah Ciraaq iyo Syria.

Madaxwynaha maamulka Puntland Dr. Gaas ayaa safar dhinaca badda ah oo qaatay saddex saacadood ku tagay magaalada, si uu u soo eego xaaladda magaalada kulamana uu ula yeesho saraakiisha ciidamada.

Xafiiska Horumar Online, Garowe
Horumaronline@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.