DAAWO Falanqeynta Doorashadii uu ku guuleystay Prof. JAWAARI iyo waxa ay ka dhigan tahay!!

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

London (Horumar Online) – Warbaahinta Horumar.com idin kugu soo gudbineysaa, barnaamij xiiso gaar ah leh oo lagu falanqeynayo guushii maanta uu gaaray Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaar), isagoona markale noqday guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee afarta sano ee soo socota.

Barnaamijka Bandhiga Doorashada ee ka baxay telefeshinka caalamiga ah ee KalsanTV, waxaana barnaamijkaasi lagu soo bandhigay arrimo badan oo xasaasi ah, taasi oo furo u noqon karta, cidda noqon doono madaxweynaha cusub ee Soomaaliya afarta sano ee soo socota.

Haddaba, Hoos ka daawo Barnaamijka oo dhammeytiran:

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close