header

(LIVE): TOOS u Daawo Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka socota xarunta golaha Shacabka

Muqdisho (Horumar Online) – Waxaa Xarunta Golaha Shacabka ka bilowday Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.

Xarunta ayaa waxaa si buuxda u xaadiray Xildhibaanada Baarlamaanka ee u codeyn lahaa Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Musharixiinta oo ah afar Musharax ayaa waxaa ugu cad cad Xildhibaan Max’ed Cismaan Jawaari iyo Xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig, kuwaa oo la filayo in wareega ugu dambeeya isugu soo hari doonaan midkoodna laga yaabo in uu guuleesto.

TOOS U DAAWO DOORASHADA GUDDOONKA BAARLMAANKA:

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho 
Horumaronline@gmail.com 

Tags: 

Nagu soo biir barteena Facebook

Readers Comments (0)

Comments are opened.

TOP NEWS ENGLICH

Who is Hassan Ali Khaire? Somalia’s newly appointed Prime Minister
- Feb 23, 2017
President Farmajo announced on Thursday morning that he has appointed Hassan Ali Khaire as ...
President Farmajo appoints Prime Minister after celebrating inauguration
- Feb 23, 2017
President Farmajo has just announced that he will be appointing Hassan Ali Khaire as ...
Mohamed Abdullahi Farmajo inaugurated as Somalia’s 9th President
- Feb 22, 2017
Mohamed Abdullahi Farmajo, - the underdog in what was Somalia’s most hotly contested political ...
Somali president says no quick fix for nation’s woes
- Feb 22, 2017
Somalia's new President Mohamed Abdullahi Mohamed sought to downplay high expectations of his new ...
Somalia and South Sudan to receive £100 million each in UK aid
- Feb 22, 2017
The UK will give South Sudan and Somalia aid packages of £100 million each ...

.

Horumar Online _____________________________________________ Horumar Online

Wararkii ugu dambeeyay

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo maanta si weyn lagu soo dhaweeyay boqortooyada Sacuudiga
- Feb 23, 2017
Riyad (Horumar Online) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ...
XOG XASAASI AH: Maxaa laga filan karaa ra’isul wasaaraha cusub?
- Feb 23, 2017
Muqdisho (Horumar Online) - Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo waxa uu saakayto ku dhawaaqay  Mas’uulka ...
Wararkii ugu dambeeyay Qarax maanta lagula eegtay Ciidamada Kenya Jubbada Hoose +(KHASAARE)
- Feb 23, 2017
Dhoobley (Horumar Online) - Wararka naga soo gaaraya duleedka Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada ...
UPDATE: Puntland oo ka hadashay magacaabista Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya +Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada)
- Feb 23, 2017
Garowe (Horumar Online) - Maamulka Puntland ayaa waxa ay ka hadleen Ra’iisal Wasaaraha cusuba ...
XOG: Madaxweyne Farmaajo oo Faah-faahin ka bixiyay waxyaabaha uu ku xushay Ra’iisal Wasaaraha cusub Xasan Cali Kheyre
- Feb 23, 2017
Muqdisho (Horumar Online) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka ...
UPDATE: R/Wasaaraha cusub oo sheegay marka uu Baarlamaanka Ansixiyo kadib uu soo dhisayo Xukuumad shacabka ka turjumaysa
- Feb 23, 2017
Muqdisho (Horumar Online) - Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Somaliya, Xasan Cali Khayre oo Saxaafadda ...
FARMAAJO: ”Wax badan ayaa ka qaban doonaa xaaladda Gaalkacyo”
- Feb 23, 2017
Muqdisho (Horumar Online) - Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa sheegay in dowladiisa ...
Madaxweyne Farmaajo oo Ra’iisal Wasaaraha cusub u magacaabay Mr. Xasan Cali Khayre
- Feb 23, 2017
Muqdisho (Horumar Online) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), ayaa saakay magacaabay ...
Close