header

XOG XASAASI: Xildhibaan Cabdullaahi Cadow ”Madaxweynaha Hirshabeelle ma ahan shaqadiisa in uu safar ku bixiyo gobolka Hiiraan”

Muqdisho (Horumar Online) – Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cadow oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Hirshabelle oo la hadlay warbaahinta Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ay Socdaal ku marayaan Magaalada Baladweyne iyo qeybo kale oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Mudanahaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle ayaa sheegay in socdaalada uu Madaxweynaha Maamulkaasi ku bixinayo Gobolka Hiiraan ay tahay mid aanu shaqadiisa ahayn, balse taas bedelkeed looga fadhiyay in uu soo Magacaabo Golaha Wasiirada Maamulkaasi.

Dhinaca kale, Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cadow ayaa sheegay in aysan suura gal ahayn in ay isha ka fiirsadaan Hanaan Kaligii Talisnimo u muuqda islamarkaana dadka Soomaaliyeed ay ogolyihiin kaliya Heshiis iyo Nidaam.

Madaxweynaha Hirshabelle ayaan weli ku guuleysan soo Magacaabista Golihiisa Wasiirada oo si weyn looga dhursugayo.

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

Tags: 

Nagu soo biir barteena Facebook

Readers Comments (0)

Comments are opened.

TOP NEWS ENGLICH

Who is Hassan Ali Khaire? Somalia’s newly appointed Prime Minister
- Feb 23, 2017
President Farmajo announced on Thursday morning that he has appointed Hassan Ali Khaire as ...
President Farmajo appoints Prime Minister after celebrating inauguration
- Feb 23, 2017
President Farmajo has just announced that he will be appointing Hassan Ali Khaire as ...
Mohamed Abdullahi Farmajo inaugurated as Somalia’s 9th President
- Feb 22, 2017
Mohamed Abdullahi Farmajo, - the underdog in what was Somalia’s most hotly contested political ...
Somali president says no quick fix for nation’s woes
- Feb 22, 2017
Somalia's new President Mohamed Abdullahi Mohamed sought to downplay high expectations of his new ...
Somalia and South Sudan to receive £100 million each in UK aid
- Feb 22, 2017
The UK will give South Sudan and Somalia aid packages of £100 million each ...

.

Horumar Online _____________________________________________ Horumar Online

Wararkii ugu dambeeyay

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo maanta si weyn lagu soo dhaweeyay boqortooyada Sacuudiga
- Feb 23, 2017
Riyad (Horumar Online) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ...
XOG XASAASI AH: Maxaa laga filan karaa ra’isul wasaaraha cusub?
- Feb 23, 2017
Muqdisho (Horumar Online) - Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo waxa uu saakayto ku dhawaaqay  Mas’uulka ...
Wararkii ugu dambeeyay Qarax maanta lagula eegtay Ciidamada Kenya Jubbada Hoose +(KHASAARE)
- Feb 23, 2017
Dhoobley (Horumar Online) - Wararka naga soo gaaraya duleedka Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada ...
UPDATE: Puntland oo ka hadashay magacaabista Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya +Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada)
- Feb 23, 2017
Garowe (Horumar Online) - Maamulka Puntland ayaa waxa ay ka hadleen Ra’iisal Wasaaraha cusuba ...
XOG: Madaxweyne Farmaajo oo Faah-faahin ka bixiyay waxyaabaha uu ku xushay Ra’iisal Wasaaraha cusub Xasan Cali Kheyre
- Feb 23, 2017
Muqdisho (Horumar Online) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka ...
UPDATE: R/Wasaaraha cusub oo sheegay marka uu Baarlamaanka Ansixiyo kadib uu soo dhisayo Xukuumad shacabka ka turjumaysa
- Feb 23, 2017
Muqdisho (Horumar Online) - Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Somaliya, Xasan Cali Khayre oo Saxaafadda ...
FARMAAJO: ”Wax badan ayaa ka qaban doonaa xaaladda Gaalkacyo”
- Feb 23, 2017
Muqdisho (Horumar Online) - Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa sheegay in dowladiisa ...
Madaxweyne Farmaajo oo Ra’iisal Wasaaraha cusub u magacaabay Mr. Xasan Cali Khayre
- Feb 23, 2017
Muqdisho (Horumar Online) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), ayaa saakay magacaabay ...
Close