LIVE: TOOS u daawo doorasha guddoomiye ku xigeenada baarlamanka

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Muqdisho (Horumar Online) – Waxaa Xarunta baarlamanka Soomaaliya iminka ka socota doorashada guddoomiye ku xigeenka koowaad iyo tan labaad ee baaralamanka Soomaaliya, oo la rumeysan inay ka xiiso badan tahay tii guddoomiyaha baarlamanka.

Xubnaha tartanka ugu jira jagada guddoomiye ku xigeenka koowaad waxaa ka mid ah Faarax Cabdulqaadir oo ay isku dhow yihiin madaxweyne Xasan Sheekh, Khadiija Maxamed Diiriye, Jaylaani Nuur Iikar, C/Weli Sheekh Ibraahim Muudeey iyo xubno kale.

LIVE HOOS UGA DAAWO DOORASHADA OO SOCOTA:

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

Close