Daawo Sawirradii ugu dambeeyay ee uu Amin Arts ka sameeyay Madaxda dalka Soomaaliya +(Qosolkii Adduunka)!

Filed under: Dhacdooyinka,WARARKA MAANTA,XULKA WARARKA |

Muqdisho (Horumar Online) – Warbaahinta Horumar.com, waxay halkaan idin kugu soo gudbineysaa sawirradii ugu xiisaha iyo qosolka badnaa ee uu Farshaxaniste Amiin Caamir (Amin Arts) uu ka sameeyay Dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh iyo madaxda maamul goboleedyada dalka.

Sawirradan ayaa noqday sawirradii ugu qosolka badnaa ee uu Amin Arts Sanadkan 2017-ka ka sameeyay mas’uuliyiinta dalka Soomaaliya, isagoona diirradda saaray waxa uu yahay hamigooda iyo waxa ay bulshada Soomaaliyeed ka ogyihiin.

Haddaba, yaaney war idin ku daalin ee daawasho wacan sawir-gacmeedyadii ugu dambeeyay ee uu Amin Arts ka sameeyay madaxda dalka Soomaaliya.

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISO WARAR KALE

One Response to Daawo Sawirradii ugu dambeeyay ee uu Amin Arts ka sameeyay Madaxda dalka Soomaaliya +(Qosolkii Adduunka)!

  1. Sawir qaadaha caanka ah ee Amiin Caamir waxaan ku jeclahay sida cadaalada ah ee uu soo bandhigo xaalada dalka Somalia waana ninka kaliya ee jecel hormarka somalia ilaaheey dartiisna daacad u ah

    Mohamed
    January 29, 2017 at 7:35 pm

Close