Home » 2017 » March
XOG RASMI AH: RW Kheyre oo Amar deg-deg ah siiyay Golaha Wasiirrada (Maxaa Cusub?)

XOG RASMI AH: RW Kheyre oo Amar deg-deg ah siiyay Golaha Wasiirrada (Maxaa Cusub?)

Muqdisho (Horumar Online) – Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somaliya ayaa Golaha Wasiirada Xukuumada ka dalbaday inay soo dadajiyaan documintiyo ay ku qoranyihiin anshaxa, aaminaada iyo in ay soo saxiixaan Hantidooda gaarka ah iyo arrimaha gargaarka. Ra’isul wasaaraha ayaa sheegay inay dib ugu laaban doonaan documintiyada ay soo saxiixayaan Golaha Wasiirada waxa uuna sheegay inay sameynayaan Guddi la […]

DAAWO SAWIRRO: M/weynaha Puntland C/weli Gaas oo maanta xariga ka jaray Masjid laga dhisay Madaxtooyada Garowe

Garowe (Horumar Online) – Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar Camay ayaa maanta oo jimce ah 31 March 2017 si wada jir ah  xadhiga uga jaray masaajid cusub oo laga hirgeliyey gudaha Madaxtooyada Garoowe. Masaajidka laga hirgeliyey Madaxtooyada Daawlada Puntland ayaa waxaa loo bixiyey masjidu […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kenya oo Caawo Wiil Soomaali ah ku toogtay Xaafadda Islii, Nairobi

Nairobi (Horumar Online) – Wararka naga soo gaaraya magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay labo wiil oo dhalinyaro ah. Wararka ayaa sheegaya, in toogashadan ay ka dhacday xaafada ay Soomaalidu degan tahay ee Islii, waxaana ciidamo ka tirsan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Fly Squad-ka loo yaqaan […]

Continue reading …
”Dowladda uu hoggaamiyo Farmaajo waa in ay meel saarto Maqaamka Gobolka Banaadir”..

Muqdisho (Horumar Online) – Kulan ay magaalada Muqdisho isugu yimaadeen ururrada bulshada ee Gobolka Banaadir ayaa laga soo saaray baaq ku socda dowladda Federaalka Soomaaliya. Kulankan oo looga hadlay xaaladda Maqaamka Muqdisho ayaa laga soo saaray baaq ku wajan dowladda Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo Gobolka Banaadir oo looga dalbaday inay caddeeyaann maqaamka siyaasadeed ee […]

Continue reading …
DAAWO VIDEO: M/weynaha Jubbaland, Axmed Madoobe: ”Reer Somaliland waa in ay xaqooda helaan oo ay DF Somaliya u fududeysaa!”

Kismaayo (Horumar Online) – Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa si aan looga baran uga hadlay arrinta maamulka Somaliland. Mr. Madoobe ayaa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, u soo jeediyay in ay u fududeeyso maamulka Somaliland waxyaabaha kaga xiran dhanka Horumarka. ”Anigu waxaan qabaa in aan walaalaheen maamulka Somaliland haddii ay wax sheegteen oo […]

Continue reading …
Somalia: Will decimated fish stocks force desperate fishers into piracy again?

The long, jagged Somali coast is home to one of the richest fish stocks in the world. It is teeming with schools of tuna, sardines and mackerel, and there’s plenty of lucrative lobster too. In the late 1980s, word began to spread about this extraordinary piscine bounty. Soon Somali fishermen no longer had their coast […]

Continue reading …
Somalia IDPs appeal for more humanitarian aid to avert Hunger

It took Fatuma Abdi Ahmed four days to hike from Kunturwaareey district in Lower Shabelle region of the South West State of Somalia, to Mogadishu fleeing the ongoing drought which has affected thousands of families in Somalia. She fled with five children, after losing two to hunger. The devastating drought sweeping through a large swathe […]

Continue reading …
“What we have seen is hard to believe:” A blog from aid worker in Baidoa, Somalia

We have been in Baidoa for the last six days. It is hot, dusty, and barren. I travelled here with an International Medical Corps’ medical assessment team, looking at the needs of Somali families who have been forced to leave their homes because of drought and hunger. What we have seen is hard to believe. […]

Continue reading …
Somali school paves way for students to get into Harvard, MIT

Abdisamad Adan is the first Somali undergraduate in decades to be accepted to Harvard. One of 19 siblings who grew up without electricity or indoor plumbing, he is one of the growing number of success stories to come from a unique African high school that is working on getting its students into top colleges on […]

Continue reading …
XOG XASAASI AH: Muxuu ka yiri Feysal Waraabe Heshiiska Maamulada Somaliland iyo Khaatumo ku gaareen Jabouti?

Hargeysa (Horumar Online) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland Eng. Feysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Heshiiska maamulada Somaliland iyo Khaatumo ugu soo dhamaaday dalka Jabouti. Eng. Waraabe ayaa sheegay inay muhiim tahay in laga heshiiyo dhammaan waxyaabaha muranka ka dhex dhalinkara labada dhinac. Wuxu uu in wadahadalka labada maamul uu ahaa mid kusoo […]

Continue reading …
Page 1 of 35123Next ›Last »
Close