Home » 2017 » April » 01
TOP NEWS: Somali PM Vows to Root Out Corruption

TOP NEWS: Somali PM Vows to Root Out Corruption

Somalia’s new prime minister, Hassan Ali-Khaire, said he is mobilizing his government to tackle corruption and vowed to make the fight against misconduct a non-negotiable principle in his administration. Speaking at an official handover ceremony from the outgoing finance minister, Mohamed Adan Ibrahim “Farketi”, to the new minister, Abdirahman Duale Beyle, Khaire expressed his concerns […]

Surviving on black tea

Comments Off on Surviving on black tea
Surviving on black tea

In a makeshift camp beside a disused airfield in the breakaway Somali region of Somaliland, 32-year-old Nima Mohamed sits next to an open wood fire, boiling a kettle of black tea. Unless aid groups bring them food and water, the tea is the only meal of the day for her three sons and three daughters […]

Continue reading …

XOG: Maxay wasaarada Warfaafinta ee DF Somaliya ka tiri Afduubkii Muqdisho loogu geystay Weriye ka tirsan Goobjoog FM?

Comments Off on XOG: Maxay wasaarada Warfaafinta ee DF Somaliya ka tiri Afduubkii Muqdisho loogu geystay Weriye ka tirsan Goobjoog FM?
XOG: Maxay wasaarada Warfaafinta ee DF Somaliya ka tiri Afduubkii Muqdisho loogu geystay Weriye ka tirsan Goobjoog FM?

Muqdisho (Horumar Online) – Wasiirka Warfaafinta ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayaa si kulul u cambaareeuauay afduubka loo geystay saaka Wariye Hanad Cali Guuleed oo ka mid ah weriyaasha ka howlgala mid ka mid ah warbaahinta dalka Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in ay si weyn u cambaareynayaan afduubka loo geystay […]

Continue reading …

2 Women sentenced for raising money online for Al-shabab

Comments Off on 2 Women sentenced for raising money online for Al-shabab
2 Women sentenced for raising money online for Al-shabab

Two women who used an internet chat room to raise several thousand dollars for the Somali militant group al-Shabab have been sentenced to prison. Muna Osman Jama, 36, of Reston, Virginia, and Hinda Osman Dhirane, 46, of Kent, Washington, had previously been convicted of providing support to a terrorist organization. On Friday, Jama was sentenced […]

Continue reading …

More Aggressive US strikes in Somalia said to risk civilians

Comments Off on More Aggressive US strikes in Somalia said to risk civilians
More Aggressive US strikes in Somalia said to risk civilians

President Donald Trump’s approval of greater U.S. military authority to pursue al-Qaida-linked extremists in Somalia will put civilians further at risk, experts say, especially as drought displaces thousands of people in areas that now will be considered a war zone. Trump has approved a Pentagon request to allow more aggressive airstrikes against extremist group al-Shabab […]

Continue reading …

UPDATE: Faah-faahin cusub oo ka soo baxaysa Qarax khasaare xooggan geystay oo ka dhacay..

Comments Off on UPDATE: Faah-faahin cusub oo ka soo baxaysa Qarax khasaare xooggan geystay oo ka dhacay..
UPDATE: Faah-faahin cusub oo ka soo baxaysa Qarax khasaare xooggan geystay oo ka dhacay..

Mahadaay (Horumar Online) – Wararka naga soo gaaraya Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in labo Ruux oo Walaalo ah ay ku dhinteen Qarax halkaasi ka dhacay. Guddoomiyaha Degmada Mahadaay, Axmed Xuseen Afrax oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Wiil iyo Gabar isla dhashay oo mooto la socday ay ku dhinteen Qaraxaasi […]

Continue reading …

Wararkii ugu dambeeyay Dab xoogan oo galabta ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho +Khasaare

Comments Off on Wararkii ugu dambeeyay Dab xoogan oo galabta ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho +Khasaare
Wararkii ugu dambeeyay Dab xoogan oo galabta ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho +Khasaare

Muqdisho (Horumar Online) – Dab ayaa ka kacay gelinkii dambe ee maanta Dukaamo ku yaala Suuq Bacaad oo ah suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho, iyadoo dabkan lagu guuleystay in la damiyo, inta aanu faafin. Sida ay sheegayaan wararka dabkan ayaa ka dhashay cilad koronto, waxaana markii uu kacay ku baxay Gaadiidka dab damiska […]

Continue reading …

Cholera spreads in famine-threatened Somalia

Comments Off on Cholera spreads in famine-threatened Somalia
Cholera spreads in famine-threatened Somalia

Deadly cholera is spreading through drought-ravaged Somalia as clean water sources dry up, a top aid official said, deepening a humanitarian crisis in a country that is on the verge of famine. The Horn of Africa nation has recorded more than 18,000 cases of cholera so far this year, up from around 15,000 in all […]

Continue reading …

MAQAAL – Soonoqo-shada qiimihii Qofka Soomaaliga ah oo laga dareemay daafaha Adduunka durba

Comments Off on MAQAAL – Soonoqo-shada qiimihii Qofka Soomaaliga ah oo laga dareemay daafaha Adduunka durba
MAQAAL – Soonoqo-shada qiimihii Qofka Soomaaliga ah oo laga dareemay daafaha Adduunka durba

MAQAAL (Horumar Online) – Mahad oo dhan waxaan u celinaynaa Allaah.Dadka soomaaliyeed oo ah dad leh haybad iyo sharaf islamarkaana la haa dawlad dhexe oo xoogleh iyo karaamo, ayaa wayahan danbe noqday dad la liido la quursado guud ahaan calaamka. Arintana waxaa keenay burburkii dawladeed iyo dagaaladii sokeeye oo ku daba dheeraaday soomaaliya.Kol hadii lawaayo […]

Continue reading …

WAR DEG DEG AH: Maamulka Galmudug oo shaacisay jadwalka doorashada madaxweynaha cusub (AKHRISO)

Comments Off on WAR DEG DEG AH: Maamulka Galmudug oo shaacisay jadwalka doorashada madaxweynaha cusub (AKHRISO)
WAR DEG DEG AH: Maamulka Galmudug oo shaacisay jadwalka doorashada madaxweynaha cusub (AKHRISO)

Cadaado (Horumar Online) – Maamulka Galmudug ayaa goordhow si rasmi ah ugu dhawaaqay Jadwalka Doorashada heerka Madaxweyne ee maamulka Galmudug. Jadwalka Doorashada ayaa waxaa si gaara u shaaciyay Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo iyagu sheegay in leysla fahmay xiliga ay dhaceyso Doorashada. Guddiga ayaa sheegay in musharixiinta looga baahan yahay inay isdiiwaan galiyaan iyadoo la […]

Continue reading …
Page 1 of 212
Close