Home » 2017 » April » 02
TOP NEWS: Maxaad ka taqaanaa Duuliyaha Afrikaanka ah ee Safar dhanka Hawada ah ku soo marayay Caalamaka oo dhan?

TOP NEWS: Maxaad ka taqaanaa Duuliyaha Afrikaanka ah ee Safar dhanka Hawada ah ku soo marayay Caalamaka oo dhan?

Washington (Horumar Online) – Duuliye u dhashay dalka Nigeria una shaqeeya shirkadda duulimaad-yada ee Air Djibouti ayaa taariikh cusub sameeyay ka dib markii uu noqday duuliyihii ugu horeeyay oo Afrikaan ah ,kaasi oo ku soo wareega caalamka isaga oo duuliye diyaaradeed ah. Laanta  xuduudaha madaxa banaan iyo dekadaha dalka Jabuuti ee DPFZ ayaa war ay […]

Why are African men and women still fleeing to Yemen?

Conflict has been raging in Yemen since 2015, yet people from Somalia, Ethiopia and Eritrea remain undeterred to thread on the perilous routes only to encounter dangerous conditions when they get there. To paraphrase the Somali-British poet Warsan Shire, they continue to flee their lands, as home won’t let them stay. Just how dangerous this […]

Continue reading …
Al Shabaab kills Kenyan fighters over spying suspicion

Kenyans fighting for Al Shabaab are being killed as tension rises between foreign fighters and their Somalia commanders over suspicion of spying. A large number of Kenyan Al Shabaab fighters have since sneaked back into the country and some of them arrested. On Monday, 26-year-old Ahmed Yusuf Hassan and Ahmed Nur Abdi Osoble, 20, were […]

Continue reading …
Abducted Somali journalist freed after torture

A Somali journalist who was kidnapped on Saturday was found tied up and alive in the agricultural town of Afgoye, 30 kilometers (19 miles) south of Mogadishu, the capital, after he was tortured and released by his captors. A farmer found Hanad Ali Guled lying in a field with hands and legs tied behind his […]

Continue reading …
Trump’s directive on offensive airstrikes in Somalia could fuel terrorism recruitment, experts warn

U.S. President Donald Trump’s directive this week declaring parts of Somalia a war zone, potentially setting the stage for an escalated military campaign against Islamic militants there while increasing the risk of civilian casualties, could fuel terrorist recruitment in the impoverished country, experts warned. “The problem is the collateral damages,” said Roland Marchal, an expert […]

Continue reading …
Garissa University marks two years since al Shabaab attack

A low-key ceremony on Sunday marked the two-year anniversary since al Shabaab militants attacked Garissa University College, killing 148, most of them students. Four terrorists stormed the institution on April 2, 2015 and shot indiscriminately at students and security personnel. Within an hour of the 5am attack, the militants had killed about 100 people. On […]

Continue reading …
UPDATE: Madaxweynaha Puntland oo Magacaabey Wasiiru Dowlayaal iyo Wasiiro Ku-xigeeno + (Akhri Magacyadooda)

Garowe (Horumar Online) – Madaxweynaha Puntland, Dr. Cabdiweli Cali Gaas, wareegto ka soo baxdey xafiiskiisa Axaddii maanta oo soo gaartey warbaahinta ayaa lagu magacaabey laba wasiiru dowle iyo laba wasiir ku xigeen. Madaxweynaha ayaa Wasiiru dowle cusub u magacaabey Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta, Hidaha iyo Dhaanka waxaana loo magacaabey Agaasimihii hore ee Telefishanka Puntland Cabdifataax Ashkir […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRRO: Wasiirkii hore Dekedaha oo Aas-Qaran loo sameeyay & Madaxda DF Soomaaliya oo ka qeyb-galay Salaadda Janaasada

Muqdisho (Horumar Online) – Allaha u naxariistee, waxaa Axaddii maanta magaalada magaalada Muqdisho lagu aasay, wasiirkii hore ee Dekadaha Dr. Nuur Faarax Xersi oo saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Madaxweynaha JF Soomaaliya, Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Gudoomiyaha Aqalka Sare, xildhibaano, Wasiiro iyo masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalay Salaadda Janaasada ee lagu dukaday Marxuumka geeriyooday. Salaadda kadib […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay RW ku-xigeenka Turkiga (Maxayse kawada-hadleen?)

Muqdisho (Horumar Online) – Madaxweynaha JFS, Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay ra’iisul wasaare ku xigeenka Wadanka Turkiga Veysi Keynak oo Axaddii maanta soo gaaray Caasimadda Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo iyo Mudane Veysi Keynak ayaa waxay ka wada hadleen xiriirka u dhaxeeya labada dal ee Turkiga iyo Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa Ra’iisul wasaare […]

Continue reading …
WAR CUSUB: Michael Keating oo ka digay in Dowladda Soomaaliya ay fududeysato Halista kaga soo waajahan…(Maxaa Cusub?)

Muqdisho (Horumar Online) – Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliya Michael Keating, ayaa ka digay in Maleeshiyaadka Al-shabaab ay awood ku dhexyeeshan Somalia, xilli dhowrkii sano la qafiifiyay awoodooda. Michael Keating, ayaa Dowlada Somalia ugu baaqay in awoodeeda ay saarto la dagaalanka Al-shabaab waxa uuna tilmaamay in Nabadda Somalia ay ku jirto […]

Continue reading …
Page 1 of 212
Close