Home » 2017 » April » 03
UPDATE: Wergays gebi ahaan joojiyay Daabacaaddii markii weriye laga Dilay +Magaciisa

UPDATE: Wergays gebi ahaan joojiyay Daabacaaddii markii weriye laga Dilay +Magaciisa

Maxico (Horumar Online) – Wargays ka soo bixi jiray dalka Maksiko ayaa sheegay in dhibaatada lagu hayo saxafiyiintiisa iyo sida aan loo ciqaabaynin dadka ka dambeeya dhibaatada in ay ku qasabtay in uu joojiyo daabacaaddii. Wargayska Norte de Ciudad Juarez ayaa sheegay in nuqulkii Axaddii uu u dambeeyay daabacaaddiisii. Si kastaba ha ahaatee wargaysku wuxuu sheegay […]

Trump’s war on Islamic radicals could backfire

At the behest of Defense Secretary James Mattis, President Donald Trump has loosened the rules covering U.S. air strikes in Somalia—signaling a potential escalation of America’s 16-year-old covert war against militants from al-Shabaab, the al Qaeda-aligned terror group. But the new, looser rules could backfire. Historically, when the Pentagon tightens up air-raid guidelines, fewer civilians […]

Continue reading …
Al-Shabaab militants retake El-Bur after Ethiopian troops pull out

Al Shabaab fighters have taken over the town of El-Bur in Central Somalia after Ethiopian-AMISOM troops pulled out, according to local residents. Residents say that Al-Shabaab militants took over the town “without firing a single bullet”. It is the first time they have been in full control of the town since 2013 when they were […]

Continue reading …
With Brexit looming, millions wonder whether they can stay in Britain

LONDON — Twenty-one years ago, Patrizia Mayall moved to Britain after falling in love with a young Englishman serving in the Royal Air Force. She studied linguistics before taking time out of the workplace to raise their British children. She places huge value on politeness and tolerance and insists she enjoys queuing and the stand-right, […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay oo Soomaaliya lagu Afduubtay

Gedo (Horumar Online) – Warar goor-dhow naga soo gaaray degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay afduubteen gaari ah la socdeen Afar ka mid ah shaqaale ka tirsan Hay’adda caafimaadka adduunka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee loo soo gaabiyo WHO. Dadka deegaanka ayaa weriyaha Horumar.com u xaqiijiyay in kooxo burcad ah […]

Continue reading …
XOG CUSUB: Heshiiskii Imaaraadka iyo Somaliland oo Fashil ku dhow & DF Soomaaliya oo arin Xasaasi ah la damacsan

Muqdisho (Horumar Online) – Guddoonka Baaralmaanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Cismaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay in Mooshin laga furayo Saldhigga Milateri ee dalka Imaaraadka Carabta ku yeelaneyso Magaalada Berbera. Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa gabagabadii kulankii maanta ka sheegay in Arbacadda soo socota la furi doono mooshinka ku saabsan saldhigga milateri ee Berbera […]

Continue reading …
Explosion in St. Petersburg metro kills 10

An explosion on a subway train in the Russian city of St. Petersburg has left 10 people dead and about 50 injured, according to the Tass and Interfax news agencies. The blast occurred as the train arrived at the Technology Institute station from the Sennaya Ploshchad stop, according to officials. All subway stops in the […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRRO: Hey’adda socdaalka Soomaaliya oo la siiyay gawaari ku shaqeeya Dhiiga Dadka oo lagu kontoroolayo xuduudaha dalka!

Kismaayo (Horumar Online) – Hay’adda IOM, ayaa Isniintii maanta ku wareejisay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya, G/Sare Maxamed Adam Jimcaale Koofi, gawaari loogu talagalay in lagu ilaaliyo Xaduudaha Dalka. Agaasimaha ayaa gawaarida kula wareegay munaasabad maanta lagu qabtay magaalladda Kismaayo, ee xaruunta maamulka Jubaland. Gawaridaan ayaa ah kuwo  Casri ah oo intooda […]

Continue reading …
WAR XIISO LEH: Waa Imise bilood miisaaniyadda uu Baarlamaanka Soomaaliya maanta uu meel mariyay! (AKHRI)

Muqdisho (Horumar Online) – Kullankii maanta ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxaa lagu meelmariyay miisaaniyadda dowladda ee saddexda bilood ee soo socota, kadib markii wasiirka cusub ee Maaliyadda Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle uu mudanayaasha golaha ka codsaday in ay fursad u siiyaan si uu u keeno xisaab celinta miisaaniyadda sanadkii tagay isla markaana muddo saddex bilood […]

Continue reading …
Turkey boosts aid for Somalia’s development

Embattled with drought and poverty, Somalia received a new batch of aid from Turkey on Sunday. Deputy Prime Minister Veysi Kaynak attended a ceremony in the capital Mogadishu for the donation of trucks, cement mixers and other equipment to be used in improving the country’s infrastructure. The Turkish Red Crescent and the Turkish Cooperation and […]

Continue reading …
Page 1 of 212
Close