Home » 2017 » April » 04
U.S. ambassador to Somalia to visit Lewiston this week

U.S. ambassador to Somalia to visit Lewiston this week

Stephen M. Schwartz, the United States’ first ambassador to the African nation of Somalia in a quarter-century, will meet with the Somali community in Lewiston later this week. Schwartz will meet with Somali and Somali Bantu residents in a community forum scheduled to start at 10 a.m. Thursday in Callahan Hall at the Lewiston Public […]

Seized Indian vessel taken to El Hur near Somalia’s port Hobyo: pirate leader

Comments Off on Seized Indian vessel taken to El Hur near Somalia’s port Hobyo: pirate leader
Seized Indian vessel taken to El Hur near Somalia’s port Hobyo: pirate leader

Pirates who seized an Indian cargo dhow with 11 crew members in waters off the Somali coast have taken the vessel to El Hur, near the port of Hobyo in Somalia’s semi-autonomous Galmudug state, a pirate leader told Reuters on Tuesday. Aw Kombe also said the pirates were in touch with businessmen in Kismayu over […]

Continue reading …

TOP NEWS: DF Soomaaliya oo shaacisay xilliga ay billaabaneyso la xisaabtanka shaqaalaha Dowladda (AKHRI XOG MUHIIM)

Comments Off on TOP NEWS: DF Soomaaliya oo shaacisay xilliga ay billaabaneyso la xisaabtanka shaqaalaha Dowladda (AKHRI XOG MUHIIM)
TOP NEWS: DF Soomaaliya oo shaacisay xilliga ay billaabaneyso la xisaabtanka shaqaalaha Dowladda (AKHRI XOG MUHIIM)

Muqdisho (Horumar Online) – Ra’isul wasaare ku-xigeenka Somalia Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa markii ugu horeysay ka hadlay shaqooyinka ka socda xarumaha dowlada. Khadar ayaa sheegay in DFS ay si cad ula xisaabtami doonto shaqaalaha dowlada waxa uuna sheegay in xisaabtankaasi uu imaan doono goortii la dhameystiro xuquuqda shaqaalaha. Mahdi Maxamed Guuleed, waxa uu sheegay […]

Continue reading …

The world has set the value of 20 million African and Yemeni lives at $43 each

Comments Off on The world has set the value of 20 million African and Yemeni lives at $43 each
The world has set the value of 20 million African and Yemeni lives at $43 each

On Feb. 22, UN secretary general Antonio Guterres delivered a grave warning: $4.4 billion was needed by the end of March to avoid the “catastrophe” of looming famine that could endanger 20 million lives in South Sudan, Nigeria, Yemen, and Somalia. His announcement echoed the words of UN humanitarian chief Stephen O’Brien, who noted earlier […]

Continue reading …

XOG XASAASI AH: Maxaad kala socotaa fadeexada iyo laaluush qaadashada hay’adda qandaraasyada Puntland?!

Comments Off on XOG XASAASI AH: Maxaad kala socotaa fadeexada iyo laaluush qaadashada hay’adda qandaraasyada Puntland?!
XOG XASAASI AH: Maxaad kala socotaa fadeexada iyo laaluush qaadashada hay’adda qandaraasyada Puntland?!

Garowe (Horumar Online) – Hay’adda Qandaraasyada Puntland waxaa aasaasay Madaxweynaha ugu horeeyey ee Puntland Cabdullaahi Yuusuf Axmed, Waxaana guddoomiye looga dhigay Ibraahim Cumar Aadan sanadkii 2000, waxaana xusid mudan inaysan shaqadeeda qabsan tan iyo markii lagu dhawaaqay. Markii sanadkii 2014 Puntland loo magacaabay Madaxwyenihii shanaad Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayuu mar kale bilaabay inuu howgaliyo […]

Continue reading …

DAAWO VIDEO: Prof. Axmed Samatar oo si yaab leh uga hadlay aqoonta uu u leeyahay Madaxwayne Farmaajo, RW Khayre iyo Arimaha Soomaaliya

Comments Off on DAAWO VIDEO: Prof. Axmed Samatar oo si yaab leh uga hadlay aqoonta uu u leeyahay Madaxwayne Farmaajo, RW Khayre iyo Arimaha Soomaaliya
DAAWO VIDEO: Prof. Axmed Samatar oo si yaab leh uga hadlay aqoonta uu u leeyahay Madaxwayne Farmaajo, RW Khayre iyo Arimaha Soomaaliya

Minnesota (Horumar Online) – Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu uga hadlay Isbadalka ka dhacay Dalka Soomaaliya iyo Aqoonta uu u leeyahay Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre. Samatar, ayaa marka hore ammaan u jeediyey Madaxwaynaha Soomaaliya iyo Raysal wasaaraha. Sidoo kale, Prof. Samatar ayaa […]

Continue reading …

EU naval force says seized Indian cargo dhow now in vicinity of Hobyo, Somalia

Comments Off on EU naval force says seized Indian cargo dhow now in vicinity of Hobyo, Somalia
EU naval force says seized Indian cargo dhow now in vicinity of Hobyo, Somalia

An Indian registered cargo dhow that was hijacked by suspected Somali pirates on April 1 is now in the vicinity of Hobyo, a major meeting point of pirates when they were most active in 2011, the EU Naval Force said on Monday, giving a location for the vessel for the first time. “An EU Naval […]

Continue reading …

Daawo Sawirro Cajiib ah oo laga qaaday Milkiilaha Facebook oo soo jiitay in dhaha Caalamka

Comments Off on Daawo Sawirro Cajiib ah oo laga qaaday Milkiilaha Facebook oo soo jiitay in dhaha Caalamka
Daawo Sawirro Cajiib ah oo laga qaaday Milkiilaha Facebook oo soo jiitay in dhaha Caalamka

USA (Horumar Online) – Warbaahinta caalamka ayaa baahisay Sawirro laga qaaday Milkiilaha shirkada Facebooka Mark Zuckerberg xili uu ku guda jiray Jimic bixsi. Milyineerkaani ayaa Sawirada laga qaaday isagoo dhabarka danbe ku sita Canug yar oo uu dhalay isla markaana ku howlan jir dhis uu inta badan is ticmaalo Milkiilaha Facebook. Mark Zuckerberg ayaan looga […]

Continue reading …

LA OGAADAY: Guddoomiyaha G/Banaadir ‘Boorsaani’ oo wadnaha farta ku haya & Xaalka oo meel adag maraya (Maxaa cusub)!

Comments Off on LA OGAADAY: Guddoomiyaha G/Banaadir ‘Boorsaani’ oo wadnaha farta ku haya & Xaalka oo meel adag maraya (Maxaa cusub)!
LA OGAADAY: Guddoomiyaha G/Banaadir ‘Boorsaani’ oo wadnaha farta ku haya & Xaalka oo meel adag maraya (Maxaa cusub)!

Muqdisho (Horumar Online) – Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa ka hadlay hadal hayn maalmahan dambe sii xoogeysanaysay oo ku saabsan in xilka Gobolka Banaadir laga qaadaayo, iyadoo la eegaayo hanaanka awood qaybsiga beelaha iyo isbedelka dowladnimo ee dalka uu galay. Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa muujiyay kalsooni ah inuu sii shaqeynaayo, islamarkaana aanan […]

Continue reading …

XOG RASMI AH: Galmudug oo shaacisay in madaxda Ahlu Sunna isku sharaxi karaan doorashada Madaxweynaha cusub (Maxaa Cusub?)

Comments Off on XOG RASMI AH: Galmudug oo shaacisay in madaxda Ahlu Sunna isku sharaxi karaan doorashada Madaxweynaha cusub (Maxaa Cusub?)
XOG RASMI AH: Galmudug oo shaacisay in madaxda Ahlu Sunna isku sharaxi karaan doorashada Madaxweynaha cusub (Maxaa Cusub?)

Cadaado (Horumar Online) – Iyadoo 10-ka Bishan la qaban qaabinaayo inay qabsoonto doorashada Madaxtinimada Maamulka Galmudug, ayaa Wasiir ka tirsan Galmudug wuxuu sheegay madaxda Ahlu Sunna inay isku sharaxi karaan madaxtinimada Galmudug. Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta Maamulka Galmudug ayaa sheegay madaxda Galmudug inay go’aansadeen in madaxda Ahlu Sunna ay u furan tahay ka […]

Continue reading …
Page 1 of 212
Close