Home » 2017 » April » 05
Car bomb attack targets Ministry of Internal Security

Car bomb attack targets Ministry of Internal Security

A large explosion believed to be a suspected car bomb was heard outside two government offices. According to local witnesses a car bomb placed on the street outside of a restaurant that is near both the Ministry of Internal Security and the Ministry of Youth and Sports. The number of those killed or injured in […]

Turkish Airlines deliver 60 tons of food aid to drought-stricken Somalia

Comments Off on Turkish Airlines deliver 60 tons of food aid to drought-stricken Somalia
Turkish Airlines deliver 60 tons of food aid to drought-stricken Somalia

A Turkish Airlines cargo plane carrying over 60 tons of food aid and medical supplies arrived in Somali’s capital Mogadishu on Tuesday as part of a global aid campaign by Turkey’s flagship carrier. Use of the plane, emblazoned with the campaign’s twitter hashtag #LoveArmyForSomalia, was donated by Turkish Airlines. “Turkish Airlines plane just landed. It […]

Continue reading …

XOG RASMI AH: Madaxweye Farmaajo iyo RW Kheyre oo xilka ka qaadi doona Madax mudo dheer soo shaqeyneysay (Maxay tahay Ujeedka ka dambeeya!)

Comments Off on XOG RASMI AH: Madaxweye Farmaajo iyo RW Kheyre oo xilka ka qaadi doona Madax mudo dheer soo shaqeyneysay (Maxay tahay Ujeedka ka dambeeya!)
XOG RASMI AH: Madaxweye Farmaajo iyo RW Kheyre oo xilka ka qaadi doona Madax mudo dheer soo shaqeyneysay (Maxay tahay Ujeedka ka dambeeya!)

Muqdisho (Horumar Online) – Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qorsheynaya inuu guud ahaan is bedel wada saameyn doona ku sameeyo agaasimayaasha Wasaaradaha Dowladda kadib markii qaar ka mid ah agaasimiyaasha loo arkay inay ka xoog badan yihiin Wasiirada. Agaasimiyaasha in la bedelo waxaa loo maraya shirka Golaha Wasiirada in laga meel mariyo. Madaxweyne […]

Continue reading …

25-year Kenya-Uganda railway deal terminated

Comments Off on 25-year Kenya-Uganda railway deal terminated
25-year Kenya-Uganda railway deal terminated

The Kenya Railways Corporation has terminated Rift Valley Railways’ (RVR) 25-year contract to run the Kenya-Uganda railway, casting dark clouds over the future of the private operator. The Business Daily has reported that Kenya Railways terminated the contract last Thursday citing RVR’s failure to meet set operating targets, including payment of concession fees. RVR, whose […]

Continue reading …

Black Muslim Women Poets “Breathe Flowers Too” at the Muslim Protagonist Conference

Comments Off on Black Muslim Women Poets “Breathe Flowers Too” at the Muslim Protagonist Conference
Black Muslim Women Poets “Breathe Flowers Too” at the Muslim Protagonist Conference

This year’s Muslim Protagonist conference at Columbia University in New York City opened last weekend with an empowering and much-needed panel entirely comprised of Black, Muslim women poets. The panel titled, “black women breathe flowers too,” the first line of “greenhouses” by of Nayirrah Waheed (another Black Muslim woman poet), featured Ladan Osman, a Somali-American […]

Continue reading …
DAAWO VIDEO: Maxaa ka jira in dowladda Ingiriiska ay maamulka Somaliland u aqoonsatay dal gaar ah oo ka madax-banaan Soomaaliya!

London (Horumar Online) – Dowladda Ingiriiska ayaa dhawaan marti gelin doonta shir-weyne looga hadlayo xaaladda Soomaaliya, laakiin waxaan shirkaas ka qeyb gali doonin maamulka Somaliland. Dowladda Ingiriiska ayaanan maamulka Somaliland ku casuumin shirka, ururka Rajo ayaana sheegay in cabsida ay ka qabaan shirkaas ay tahay in Ingiriiska ay doonayaan in Somaliland ay u aqoonsadaan dal […]

Continue reading …

WAR DEG DEG AH: Qarax xooggan oo gil-gilay magaalada oo Caawa ka dhacay Muqdisho

Comments Off on WAR DEG DEG AH: Qarax xooggan oo gil-gilay magaalada oo Caawa ka dhacay Muqdisho
WAR DEG DEG AH: Qarax xooggan oo gil-gilay magaalada oo Caawa ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Horumar Online) – Warar goor-dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Caawa Qarax xoogan uu ka dhacay Nawaaxiga Isgooyska KM4 ee Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in qaraxani caawa aad looga maqlay qeybo badan oo ka mid ah Magaalada Muqdisho, walow aan si dhab ah loo ogeyn ilaa iyo hadda khasaaraha uu geystay qaraxaasi […]

Continue reading …

XOG XASAASI AH: Madaxweyne Farmaajo oo go’aan layaab leh ka qaatay Xilka Duqa Muqdisho, Kadib Khilaafkii…

Comments Off on XOG XASAASI AH: Madaxweyne Farmaajo oo go’aan layaab leh ka qaatay Xilka Duqa Muqdisho, Kadib Khilaafkii…
XOG XASAASI AH: Madaxweyne Farmaajo oo go’aan layaab leh ka qaatay Xilka Duqa Muqdisho, Kadib Khilaafkii…

Muqdisho (Horumar Online) – Madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa si lama filaan ah uqaatay go’aan ka careysiiyay saaxibadiisii siyaasada ee ka dambeeyay inuu madaxweyne noqdo. Warar ayaa sheegaya in madaxweyne Farmaajo uu go’aansaday in xilka duqa magaaladda in mudo ah loo daayo gudoomiyaha haatan Sh Yuusuf Xuseen Jimcaale. Go’aankan ayuu qaatay madaxweyne Farmaajo […]

Continue reading …

XOG +SAWIRRO: Ma Dhabbaa in Ciidamo Mareykan ah ay duulaan ku soo yihiin Soomaaliya? +UJEEDKOODA

Comments Off on XOG +SAWIRRO: Ma Dhabbaa in Ciidamo Mareykan ah ay duulaan ku soo yihiin Soomaaliya? +UJEEDKOODA
XOG +SAWIRRO: Ma Dhabbaa in Ciidamo Mareykan ah ay duulaan ku soo yihiin Soomaaliya? +UJEEDKOODA

Muqdisho (Horumar Online) – Dowladda Mareekanka ayaa diyaarisay Ciidamo duulaan kusoo ah Soomaaliya iyadoo dhawaan lasoo saaray sharci ogolaanayo ama baneenayo dhigga shacabka Soomaaliyeed maadaama la sheegay inaan loo meel dayi doonin meelaha la wareerayo oo ay Al-Shabaab joogaan haddii ay ku sugan yihiin xataa dad shacab ah. Haddaba Sarakiisha Ciidamada Mareekanka ee Africa loo […]

Continue reading …

Cholera Spreads in Drought-Stricken Somalia Amid Famine Threat

Comments Off on Cholera Spreads in Drought-Stricken Somalia Amid Famine Threat
Cholera Spreads in Drought-Stricken Somalia Amid Famine Threat

Cholera is spreading in Somalia, further complicating drought relief efforts as the country teeters on famine. Health officials are complaining about a lack of access to some areas due to security challenges. Health workers say at least 300 new cases and dozens of deaths are reported each day. World Health Organization Cholera expert Abdinasir Abubakar […]

Continue reading …
Page 1 of 212
Close