Home » 2017 » April » 06
DAAWO SAWIRRO: Sida uu u dhacay Heshiiskii maanta uu Imaaraadka kula wareegay Dekedda Boosaaso & Heshiika oo ku kacaya 336 milyan oo Doollar

DAAWO SAWIRRO: Sida uu u dhacay Heshiiskii maanta uu Imaaraadka kula wareegay Dekedda Boosaaso & Heshiika oo ku kacaya 336 milyan oo Doollar

Dubia (Horumar Online) – Maamulka Punland ayaa heshiis ku kacaya 336 milyan oo dollarka Maraykanka ah maanta la saxiixday  shirkadda DP world oo qaabilsan horumarinta dekedaha ,waxaana taa badalkeed ay shirkad-du la wareegi doonta maamulka deked-da muddo 30 sano ah. Heshiiskan waxaa dhanka Puntland u saxiixay C/wali Maxamed Cali Gaas halka shirkadda P&O uu u […]

Somalia roadside blast kills at least 19 bus passengers

A roadside bomb exploded and killed at least 19 people in a minibus in Somalia’s Lower Shabelle region Thursday evening, a security official said. Six others were injured, regional security official Nur Abdullahi told the Associated Press. The massive bomb buried beside the road struck the vehicle near Golweyn village and largely destroyed it, Abdullahi […]

Continue reading …
President Farmajo declares war on Al-Shabaab after reshuffling security structure

President Mohamed Abdullahi Farmajo has declared war on the militant insurgency group Al Shabaab on Thursday in a cabinet meeting where he made major changes to the security apparatus naming a new chief of police, military, and intelligence. Abdihakim Dahir Saed was named the new Chief of Police replacing Mohamed Hassan Hamud who held the […]

Continue reading …
Four things that could tip Somalia into famine

Somalia is inching closer to famine. Two consecutive seasons of poor rainfall have wreaked havoc on communities, and caused the worst drought the country has seen in 20 years. #1. If the April rains are lower than expected The April to June Gu seasonal rains are forecast to be slightly below average. In a worst-case […]

Continue reading …
XOG +WARBIXIN: HRW oo soo bandhigtay waxyaabo halis ah oo ay Itoobiya ka geysatay Somaliya

Nairobi (Horumar Online) – Human Rights Watch oo ah Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa soo saartay Warbixin ay kusoo bandhigtay tacadiyadda ka dhanka ahaa Xuquul Insaanka oo ay ku kacday dowladda Itoobiya ee ka dhacay Ismaamulka Soomaalida Ethiopia  kuwasoo aan waxba laga soo qaadin. Waxay HRW  sheegtay inay Dowladda Federalka Ethiopia […]

Continue reading …
XOG XASAASI AH: Maxaa ka soo baxay Kulankii maanta madaxweyne Farmaajo iyo Safiirka Imaaraadka ay ku yeesheen Madaxtooyada?

Muqdisho (Horumar Online) – Madaxweynaha JFS Maxamed C/llaahi ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Alcusaam. Kulankan ayaa la sheegay inay labada dhinac uga hadleen xiriirka labada dal iyo xaalado ka dhex taagan, waxaana safiirka Imaaraadka la sheegay inuu dalbaday kulanka inuu noqdo mid gaara oo labadooda u dhaxeeya. […]

Continue reading …
UPDATE + DHAGEYSO: 20 qof oo ku dhimatay Qarax galabta ka dhacay Sh/hoose & Wararkii ugu dambeeyay Khasaaraha

Golweyn (Horumar Online) – Labaatan qof, ayaa waxaa la sheegay in ay ku dhimatay qarax galabta ka dhacay Deegaanka Golweyn, oo qiyaastii 15km u jira Degmada Buulo Mareer ee Gobolka Shabellaha Hoose. Qaraxan, ayaa waxaa uu ka dhashay miino wadada dhinaceeda lagu aasay, iyadoona uu haleelay gaari caasi/home ahaa, oo ay la socdeen rakaab. Gudoomiye […]

Continue reading …
Kenya arrests 7 suspected human traffickers in refugee camp

Kenyan police have arrested seven Somali men for allegedly operating a human trafficking ring at a refugee camp in the country’s east, authorities said Wednesday. The suspects had been smuggling refugees from Dadaab camp to Nairobi, where they used fake documents to leave for Europe and Canada, Northeastern Regional Coordinator Mohamed Saleh said. A court […]

Continue reading …
LA OGAADAY: Muxuu ahaa ballanqaadkii Duqa Muqdisho Laba saac ka hor inta aan xilka laga qaadin +(Hadal heynta Muqdisho)

Muqdisho (Horumar Online) – Iyadoo maanta xil ka qaadis lagu sameeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Boorsaani ayaa waxa uu laba saac un ka hor xil ka qaadistiisa shaaciyay in sanadkaani ay dhisi doonaan 6 waddo oo muhiim u ah Gobolka Banaadir. Boorsaani oo lagu kadiyay xil ka qaadista ayaa sheegay labad saac […]

Continue reading …
Pirates reportedly hijack another boat off Somali coast

Somali pirates have reportedly hijacked Pakistani boat, Salama 1, off the coast of Somalia on Tuesday and are holding an unknown number of crew members hostage. The vessel, which was carrying food was hijacked off the coast of Central Somalia. It is also the second boat to be hijacked by pirates in less than 48 […]

Continue reading …
Page 1 of 212
Close