Home » 2017 » April » 08
AKHRI WAREEGTADA: RW Kheyre oo Amar adag ka soo saaray xilliyada shaqada ee Shaqaalaha Dowladda

AKHRI WAREEGTADA: RW Kheyre oo Amar adag ka soo saaray xilliyada shaqada ee Shaqaalaha Dowladda

Muqdisho (Horumar Online) – Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wareegto ku soo saaray xilliga shaqaalaha dowladda ay shaqada soo gelayaan kana baxayaan. Wareegto ka soo baxay xafiiska Wasiirka koowaad ayaa lagu faray in dhammaan shaqaalaha dowladda ay isbuucii shaqeeyaan 48 saacadood, iyadoo maalin waliba ay shaqada soo gelayaan 8:00 subaxnimo ayna ka […]

TOP – DAAWO WAREYSI: Michael Keating ”Somaliland wali caalamku wuxuu u aqoonsan yahay qeyb ka mid ah Somaliya”

Hargeysa (Horumar Online) – Danjiraha Qaramada Midoobay ee arimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa isaga oo u sugan magaalada Hargeysa oo dhawaan uu booqasho ku tagay ka hadlay aragtida uu ka qabo gooni isku taaga maamulka Somaliland. Waxaa uu sheegay danjire Keating in beesha caalamka oo ay ugu horreeyaan Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika wali u […]

Continue reading …
WAR CULUS: Dowladda Ingiriiska oo Cunaqabateyn saareysa maamulka Somaliland (Maxay tahay Sababta?)

London (Horumar Online) – Britain ayaa ay suurto-gal tahay inay cuna-qabateyn saarto maamulka Somaliland, sababo la xiriira dib u dhacyada doorashooyinka maamulkaas, warbixino ayaa sidaas sheegay. Wargeyska Africa Intelligence ayaa sheegay in safiir ku xigeenka Britain ee Somalia, Andre Allen uu 27-kii Maarso Hargeysa tagay, kadib markii uu casuumad ka helay xisbiga mucaaradka ee Wadani. […]

Continue reading …
UPDATE: Kumuu ahaa sarkaalkii sare ee ka tirsanaa Al-Shabaab ee lagu dilay Jubada Hoose? +Magaciisa

J/Hoose (Horumar Online) – Ciidanka militeriga dowladda Kenya, ayaa sheegay in ay dileen sarkaal ka tirsanaa Al Shabaab oo lagu magacaabi jiray Baashe Nuur Xasan, kadib dagaal ka dhacay Jaziirada kudhaa ee gobolka jubadda hoose. Afhayeenka ciidanka difaaca dalka Kenya Col. Joseph Owuoth, ayaa  sheegay in ciidanka Kenya oo taareego ka helaya kuwa dowladda Soomaaliya […]

Continue reading …
Exclusive: Somalia’s Ex-President urges Trump to collaborate’ to fight Al-shabaab

The U.S. military should make avoiding civilian casualties in Somalia “a top priority” after President Donald Trump signed a directive loosening restrictions on airstrikes in the country, Somalia’s former president tells Newsweek. Trump approved a U.S. military request to provide “additional precision fires” targeting al-Shabab, an Islamist militant group with ties to al-Qaeda, according to […]

Continue reading …
UPDATE: Abdimalik Oldon sentenced to two years by Hargeisa court for anti-national activities

A Somaliland Court has sentenced Abdimalik Muse Oldon to two years in prison for ‘endangering peace and security’ in Somalia’s breakaway region. The Marodi-Jeh regional court in Hargeisa sentenced the journalist after convicting him of anti-national activities, disturbing public order and spreading false news for his coverage of the 2017/2017 Somali elections. Oldon was arrested […]

Continue reading …
Somalia’s Puntland state executes 5 for murders of officials

Somalia’s northeastern semiautonomous state of Puntland has executed five men who were convicted of murdering two regional officials. Saturday’s executions by firing squad are the latest of several in the region that is battling both extremist group al-Shabab and fighters linked to the Islamic State group. A military court sentenced the five defendants for the […]

Continue reading …
Somalia drought forces thousands to leave home seeking food and water

The last famine to hit Somalia was in 2011 when 260,000 people died, about half of them children under 5. Humanitarian organizations fear this year’s drought could lead to something even worse. The rainy season has begun in Somalia, but with scant rain. It follows other years of little rain, and now the East African […]

Continue reading …
ICC: South Africa insists it had no obligation to arrest Sudan’s Bashir in 2015

South Africa’s lawyer has told the International Criminal Court Friday that it was under no obligation to arrest Omar Hassan al-Bashir during his visit to the country two years ago even though he was wanted by the court. “There is no duty under international law and the Rome Statute to arrest a serving head of […]

Continue reading …
XOG RASMI AH: Maxaad ka ogtahay Sababta uu madaxweyne Farmaajo berito ugu dhoofayo dalka Imaaraadka Carabta?! +(Ogow 3 arrin dartood)!

Muqdisho (Horumar Online) – Warar hoose oo ay helayso Horumar.com, ayaa sheegaya, in Madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo uu ku wajahan yahay dalka Imaaraadka Carabta. Mudane Farmaajo ayaa lagu wadaa in dalka Imaaraadka uu u ambabaxo maalinta beri ah oo ku beegan Axada. Madaxweyne Farmaajo ayaa la xaqiijiyay in dalka Imaaraadka uu u gaari […]

Continue reading …
Page 1 of 212
Close