Home CIYAARAHA DHAGEYSO WAREYSI: Maxa Keenay Weerarada iyo Qaraxyada Soo Laalabtay, tan iyo markii...

DHAGEYSO WAREYSI: Maxa Keenay Weerarada iyo Qaraxyada Soo Laalabtay, tan iyo markii uu Farmaajo iclaamiyay dagaal?

SHARE

Muqdisho (Horumar Online) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa dhawaantan ku dhawaaqey dar-dar gelinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Waxa dhinaca kale soo badanaya weerarada ay Maleeshiyaadka Al-Shabaab ka geysaneyso magaalada Muqdisho iyo meelo kale oo ka mid ah Soomaaliya.

Haddaba, go’aankii uu dhowaan Madaxweyne Farmaajo ku iclaamiyey dagaalka ka dhanka ah al-Shabab iyo qaraxayada aan kala go’a lahayn ee magaalada ka dhacaya ayaa laanta Af Soomaaliga ee VOA-da ka wareysatay Korneel Shariif Xuseen Roobow oo ka mid ahaa saraakiishii hore ee ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya kuna sugan Muqdisho.

Haddaba Hoos ka dhageyso wareysi xiiso gaar ah leh:

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

SHARE