Home » 2017 » April » 11
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safar shaqo uu…

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safar shaqo uu…

Muqdisho (Horumar Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi “Farmaajo” ayaa dalka dib ugu soo laabtay keddib markii uu soo dhameystay safar shaqo oo uu ugu maqnaa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Madaxweyne Farmaajo ayaa intuu uu booqanayay dalka isutagga Imaaraadka Carabta waxa uu kulamo la qaatay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta ugu sarreeysa […]

DAAWO VIDEO: Caro xooggan oo ka dhalatay Rakaab xoog looga dajiyay Diyaarad & Dhaqtar si xun loo jir-dilay

Chicago (Horumar Online) – Waxaa soo baxay muuqaal muujinaya nin si xoog ah looga soo dejinayo diyaarad ay leedahay shirkadda United airline . Waxaana ka dhashay caro ballaaran muuqaalkani oo si weyn ugu baahay baraha bulshada. Waxaa laga duubay gudaha diyaarada wuxuuna muujinayaa ninkan oo kursigiisa laga soo jiiday iyadoo markaasi ay rakaabka diyaarada isu diyaarinayeen […]

Continue reading …
LA OGAADAY: Itoobiya oo heshay meel ay uga duusho Soomaaliya & Qorshe lagu bur burinayo Galmudug oo lagu dajiyay Adis-Ababa

Adis-Ababa (Horumar Online) – Dowladda Itoobiya ayaa badashay qorshaheedii siyaasadda Soomaaliya iyadoo yeelatay saaxiibo cusub kuwaas oo ay u aragto iney ufulin karaan danahooda Soomaaliya. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Itoobiya ay isku dayday iney xariirkeeda koobaad la yeelato maamul goboleedyada dalka, gaar ahaan Jubbaland iyo Koofur Galbeed hase ahaatee awooda maamuladaas ee […]

Continue reading …
XOG: Yuusuf Garaad oo sheegay in Imaaraadka ay ku heshiiyeen arin halis ku ah Somaliland

Dubia (Horumar Online) – Wasiirka Arimaha dibadda Dowladda Soomaaliya, Yuusuf Garaad oo ku sugan dalka Imaaraadka ayaa shaaca ka qaaday ineysan suuragal aheyn in Imaaraadku uu shaki geliyo madax banaanida iyo midnimada Soomaaliya. War uu soo dhigay Bogiisa arimaha bulshada ayuu Yusuf Garaad uu ku sheegay in madaxweyne Farmaajo si weyn loogu soo dhaweeyay Imaaraadka isla […]

Continue reading …
TOP NEWS: Madaxa hay’adda Q.M u qaabilsan duulista hawada ee ICAO oo beeniyey in la wareejinayo hawada dalka Soomaaliya!

Dubia (Horumar Online) – Madaxweynaha hay’adda QM u qaabilsan duulista hawada ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano ICAO Dr. Olumuyiwa Benard Aliu ayaa beeniyey wararka sheegay in hawada Soomaaliya lagu wareejiey ama lagu wareejindoono wadamada dariska ah. Dr. Aliu oo wareysi siiyay warbaahinta xili uu ku sugnaa magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta halkaas […]

Continue reading …
ICAO President denies reports that Somali airspace will be transferred

The President of International Civil Aviation Organization (ICAO), Dr. Olumuyiwa Benard Aliu has denied reports that the control of Somali airspace will be transferred to neighbouring countries as widely reported in local media. Dr. Aliu spoke to Hiiraan Online in Dubai where he was speaking at a conference discussing Cyber Security in Aviation. He said […]

Continue reading …
‘I’m so happy, happy, happy’: Somali family reunion in Saint John

A Somali family, torn apart by civil war and illness, will be reunited Tuesday night at the Saint John Airport. Abdiwahab Elmi and his wife, Faduma Maalin, haven’t seen four of their children in years. For Elmi, it’s been over a decade. And there’s one son, Jamal, whom he’s never met at all because that […]

Continue reading …
Somali security forces capture 10 pirates in stand-off -officials

MOGADISHU, April 11 (Reuters) – Somali forces who have surrounded pirates holding hostages taken from an Indian ship secured the surrender of 10 members of the band on Tuesday and enlisted the parents of the other three to persuade them to give up, officials said. Regional security forces rescued the Indian cargo dhow Al Kausar […]

Continue reading …
Hijacked Indian cargo ship rescued but 8 crew missing

Mogadishu – Somali security forces have liberated an Indian cargo ship from the pirates who hijacked it, but only two of the ten-man crew were rescued, authorities in central Somalia said on Monday. Abdulahi Ahmed Ali, district commissioner for the pirate-hub region of Hobyo, told local press the “Al Kauser” ship had been held off […]

Continue reading …
Minnesota Republicans accuse female legislator of racism because she criticized white men

On April 4, America’s first Somali legislator —Rep. Ilhan Omar (D) — made a speech on the House floor about the connection between today’s Black Lives Matter activists and civil rights icons like Martin Luther King Jr. She was speaking out in opposition to a Republican bill that would increase penalties for protesters if they block highways — a […]

Continue reading …
Page 1 of 212
Close